Home » Jaaliyadaha » Ogaysiis Jaaliyada Khaatumo ee Wadanka Sweden Gaar Ahaan Stockholm oo 26may kulankuyeelanaysa halkaas.

Ogaysiis Jaaliyada Khaatumo ee Wadanka Sweden Gaar Ahaan Stockholm oo 26may kulankuyeelanaysa halkaas.

Waxaa Jaaliyada Khatumo Diaspora Association Sweden oo fadhigeedu yahay Stockholm ay ugu baaqaysaa dhamaan faracyada jaaliyadaha Khatumo Diaspora Association ee ku dhaqan gobolada Sweden ka soo qaybgal kongress ka dhacaya Stockholm oo ay soo qabanqaabisay marti galinaysana jaaliyada Khaatumo Diaspora Association Sweden.  Agandaha kongresska waxaa isagoo qoraal ah loogu soo gudbinayaa dhammaan jaaliyadaha.

Wakhtiga: 26 may 2012
Saacada:  15:00 – 22:00 “Sadexda galabnimo ilaa tobanka fiidnimo”

Nagala soo xidhiidh: khatumo.sweden@gmail.com

Wixii faah faahin ah kala soo xidhiidh xubnaha jaaliyada “Osman Mohamud Ismail Telefon: 070 – 719 3617

Khaatumo Online

 

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>