Ogaysiis – Hamoogaan Shirwaynaha Balaadhan ee Kadhici Doona Birminham & Madaxda Kasoo Qayb gelaysa.

Waxaa la oggaysiinayaa dhamaan bulsha weynta Khaatumo State ee ku nool cariga UK inay kasoo qayb galaan shirka balaadhan ee ka dhici doona magaalada Birminham ee ah caasimada labaad ee dalka hadii uu ilaahay ogolaado weeyee.

Waxaanu cod sanaynaa cidii awooda oo dhammi inay ugsoo qayb gasho si xilkasnimo ku jirrto, shirka waxaa iman doona insha allah madax sar sare oo ay kamid yihiin Dr Shahaado, Saleebaan Cabdi Madoobe iyo Wasiir kuxigeenka Khayraadka Dabiiciga ah  Cabdi shube waxayna xambaar sanyihiin warrar iyo talooyin aad muhiim u ah.

Waxaa si gaara u casuuman magaalooyinka aanu isku sidkanahay sida Coventry, Bristol, Cardiff, Liverpool, Leicester iyo Manchester iyo cidii lakee awoodaba.

Shirku wuxuu dhici doonaa 19 May, wuxuu bilaaban doonaa 5.00 galabnimoMmaxadada shirku ka dhicidoonaa waa ,Elegance ParkwesNechells Birminham B7 4QS .

Khaatumo Online

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX