Home » News » slidernews » Jaaliyada North America Ee Beesha Maxamed Garaad Oo Tacsi U Diraya Cabdi Faarax Mahad(Cabdi Shube) iyo Reer Cilmi Dhuuto Geeridii KU Timi Samsam Maxamed Cilmi

Jaaliyada North America Ee Beesha Maxamed Garaad Oo Tacsi U Diraya Cabdi Faarax Mahad(Cabdi Shube) iyo Reer Cilmi Dhuuto Geeridii KU Timi Samsam Maxamed Cilmi

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaeyhi Raajicuun. Allah Subxaanahu Watacataa Wuxuu Yidhi  ((Kulu Nafsu Daa’iqatul mowt))
Dhamaan jaaliyada North America ee Beesha Baharasame waxay tacsi halkan uga dirayaan Wasiir Ku Xigeenka Kheyraadka Dabiiciga ah ee maamulka Khaatumo State mudane Cabdi Faarax Mahad(Cabdi Shube), iyo Caruurrtiisa geeridii ku timi Xaaskiisii Marxuumad Samsam Maxamed Cilmi(Dhuuto) oo ilaahay ha u naxariistee dhowaan ku geeriyootay wadanka Ingiriiska. Sidoo kale waxay tacsi taa la mida u dirayaan dhamaan reer Cilmi Dhuuto geerida ku timi gabadhooda. Jaaliyada tacsida nasoo gaadhsiisay oo aan hakan magacyadooda lagu soo koobi karin waxay Ilaahay uga baryayaan inuu marxuumada su’aaasha qabriga u fududeeye, calmalkeedii suubanaana ka aqbalo, janadii Fardowsana ka waraabiyo.

Waxayna u rajaynayaan saygeedii, caruurteedii, qaaradadeedii, asxaabteedii iyo dhamaan tolkoo idilna samir inuu iyo iimaan waafiya kasiiyo . Aamiin.

Hadii Aanu nahay Dhamaan Bahdawa Warbaahinta Khaatumo.com , Boocame Online, Darwiishtv Iyo Radio Ssc waxaanu dhankayaga Halkan Ka Diray Tacsi Tiiraanyo Leh.

 

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>