Shacabkii La Marin habaabiyey Maxay katiriyeen Maamulka SNM Ee Liic liicaya?
Akhris wacan
Dal iyo dad isku dhan Daahir Rayaale ku iloow·
“Wax ka sheeg Madaxweyne idaacadii Horyaal ku ilow·
Abaal, Siilaanyo ku ilow·
Shir-gudoon Cirro ku ilow·
Sheekhnimo Samaale ku ilow·
Awqaaftii Khaliif ku ilow·
Madaxtooyadii Xirsi ku ilow·
Guurtidii Saleebaan ku ilow·
Aqoonta qurbe jooga Maxamed Cabdillaahi ku ilow·
Dhakhtarnimo Gaboose ku ilow·
Madax-dhaqameed Duur ku ilow·
Gudidii Bilicda caasimada biyo mareenada ku ilow·
Cabashada danyarta cagafta dowlada hoose ku ilow·
Maayarnimo Jiciir ku ilow·
Gole Degaan Gabilay ku ilow·
Mujaahidnimo Dhego Weyne ku ilow·
Jananimo Jidhif ku ilow·
Mudaharaad Salmiye ururadii hadhay ku ilow·
Cadaalad ina Ciyaale ku ilow·
Shaqo abuuris tahriibka laba laabmay ku ilow·
Beesha Caalamka Mahigo ku ilow·
Xoriyatul-qawl Haybe ku ilow·
Shir-jaraa’id Boqor Buur Madow ku ilow·
Safaaradii South Sudan Nasiye ku ilow
QALINKII: CABDI KARIIM M. -
Maah maahani waxay qayb kayihiin Sida shacabka waqooyiga Soomaaliya ay uga xunyihiin Habka loo manjara habaabinayo waxaana Xusid mudan inay jiraan dad shacabk oo dareenkooda siwayn umuujin lahaa laakiin wal wal kaqaba cabudhinta joogtada ah ee lagu hayo Shacabkaasi.
Khaatumo Online
Admin@khaatumo.comGo to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments