Ogaysiis Muhiim ah oo Kusocda Dhamaan Jaaliyada Awdal State ee Kudhaqan Wadanka Norwey!

URURKA ACIN(AWDAL STATE COMMUNITY IN NORWAY),WUXUU UGU BAAQAYAA DHAMAAN JAALIYADA REER AWDAL EE KU NOOL WADANKA NORWAY INAY QABANAYAA XAFLADII SANAD GUURADII KOOBAAD EE MAAMUL GOBOLKEEDKA AWDALSTATE OF SOMALIA , HADABA XAFLADAASI WAXAY DHICI DOONTAA TAARIIKHDU MARKA AY TAHAY 11/05/2012 SAACADU MARKA AY TAHAY 18:00 GALABNIMO, GOOBTUNA WAA Ųstre Aker Veien 68, 0581 OSLO( Markaad senterka timaadid soo qaado T-banaha linje 5 ee u socda Vestlig kaga deg maxadada )Rislųkka stasjon.
HOGAANKA URURKA ACIN WAXA UU UGU BAAQAYAA DHAMAANBA BEESHA SAMAROON EE NORWAY IN AY KA SOO QAYB GASHO XAFLADAASI TAAS OO AH MID XAASXAASIYA.
HADII AAD HAYSO WAX SU,AAL AH, AMA AAD AAD RABTO TAFAASIIL INTAAS KABADAN, MIN,FADLAK KAL,SOO XIDHIIDH HOGAANKA URURKA UCIN.
Waana hogaanka ururka Acin oo idin leh k ulan wacan iyo is,arag wacan
Abdikarim : 47 99 40 72 22

Maxammed 47 95176396

Haybe 47 40 94 5260

Xasan 47 47993289

&nb sp;