Home » Maqaalo » {Top Maqaal} NIMANKA IIDOOR RIWAAYADA AY KU JIRAAN GOORMA AYEY DHAMAANSAA?

{Top Maqaal} NIMANKA IIDOOR RIWAAYADA AY KU JIRAAN GOORMA AYEY DHAMAANSAA?

ASALAAMU CALEYKUM DHAMAAN BULSHADA REER KHAATUMO MEEL AAD JOOGTAABA.

Intaa marka aan dhaafo waxaan u mahad celinayaa dhamaan war baahinta xalaasha ah ee ka shaqaysa isku duubnaanata dadka reer khaatumo iyo tan soomaaliyeed oo dhan. hubaala waxaa ah in ay dad badani ku faraxsan yahiin sida aad uga shaqaysaan danaha midnimda soomaaliyeed . taasaana lagu gaadhayaa guul iyo horumar guud ahaan iyo gaar ahaanba. intsaa hadii aan hoose uga daadego waxaa aad la wada socotaan in beryahan danbe webbabka iidoor ay maalin walba soo qoraan waxaan ugu yeedhi karno . RIWAAYAD AAN DHAMAAD LAHAYN.

sida aan taariikhda ku hayno marka riwaayad la dhigo waxay leedahay bilow iyo dhaamad hadaba waxaa iminka soo baxday riwaayad aan dhamaanayn. waa maxay sabaabtu? aan sharaxaad ka bixiyo shacabka ku faana British soomaali oo ah dad iska dhaadhiciyey in ay yahiin BRITISH. waa sida ay is moodeen inkastoo dad soomaaliyeed qolaba wax lagu xanto reerkaa waxaa lagu bartay gaalo in ay yidhaahdaan waxaa na dhalay ama waanu nahay ingiriis. sabataa waxaan ku sifeeyey laba arrimood waa tan koobaade .

ingiriiska oo ay u khadaami jireen taariikhda hadii aan dib u jaleecno waa rerka keliya ee markii gaalku yimi xeebaha waqooyi duudka ku soo xamaalay. taa waxaa cadeynasa waa tii sayedku alle ha u naxariistee uu GABAYGA UGU TIRIYEY EE LAHAA SIDA DOXORKA IIDOOR AAN DUUD XAAL NOQONE.

Tanlabaad oo ah in ay u ahaayeen turjubaan iyo cook iyo wash man inay tusi jireen dariiqyada iyo qola walba meesha aya degto . xiligaa waxa ay ahaa yeen dad gacan saar la leh gaalada soo duushay ee gumeysga ahayd. iyadoo sidaa ah ayaa daraawiishtu markii ay lagashay dagaalka gumeysiga ay u ahaayeen shaqaale u daacada gumeysiga reerkaasi ilaa iyo hada kama xishoodaan in ay gaalada ku faanaan anagaa dhalay iyo waanu nahay midna dadka kale ee soomaaliyeed arrintaa lagu ma yaqaan reerkaasise waa ku caan.

Aan u soo daadego u jeedadeydadayda beryahan danbe waxaa soo badanaya beenta loo sheego shacabka waqooyi galbeed maalin walba waxaa loo dhigaa riwaayad is daba jooga ayaamahan waxaa socday riwaayad ah GARAAD JAAMAC GARAAD ISLAAMCIL iyo garaado kale ayaa ku soo beegan hargeysa beentaa ayaamo ayaa lagu seexiyey shacabka gooni isu taagu madax maray . laf dhuungashayna ay ku noqotay Khaatumo iyo guuxa reer awdal maakhir state iyo lowyacado state. arrintaa marka ay maqlaan ayey waxay ku waashaan been aan sal iyo raad lahayn oo loogu talo galay in uu shacabku lagu mashquuliyo. waxaa ayaamahan danbe la sheegay in ciidankii Buuhoodle ee geesiyiinta ahaa kala carareen oo ay ku kala noqdeen meelahii ay ka yimaadeen oo ay ka wadaan deegaanada ku xeeran Gobolka Cayn.

 

jabhada S N M na ay amaanka sugayaan. Amaanka ay sugayaan waa xagee yaase laga sugayaa hadiiba laga kala tegay meesha oo aan ciidanba joogi. hadaba waxaa cajiiba nimanka jaha wareersan ee iidoor miyaanay isla yaabayn ciidanka qaranka la sheegayaa sow kuu labada sanadood maygaale fadhiya ma aha miyaa waa mid kale? marka aad maqasho ciidan qaran waxaad garan kartaa in ay qabsan karaan weden hadii ay ku duulaan . maalin walba mid baa la bedelaa marka lagaga adkaado jiihada hore markaa ayaa la yidhaahdaa ciidan qaran ayaa idin difaacaya beeni xoog badanaa hadii uu jiro waxa ay ugu yeedhaan ciidan qaran ma fadhin lahaa labo sanadood meel jawaabta meel fog ha ka raadin waa MAYA. waxase lagu seexiyaa shacaka waqooyi galbeed ee icrifaafku madaxa ka galay welina aan lagula xisaabtamin burburka ay u horseedeen qarankii soomaaliyeed. oo hadii aad u fiirsato dhibaatadii dhacday ee wadaanka ka wada shacday in aayba u sahlanaayeen . laakiin ay marwalba la soo taagan yahiin waa nala laayey diyarado ayaa nagu laayey su aashu waxay tahay yaan la layn horta?

Hadii loo eego koonfurta wixii ka dhacay kama dhicin waqooyi galbeed . hadana wax ku doodaya waa nala laayey ma jiraan . hadii taa lagu kala ficil qaadanaayo waxaa la laayey majeerteen oo la isugu tegay soomaali oo dhan hadana wax wad wada ma arkaysi waayo ? waxay garteen in qarankii dhamaaba baa ba ay. YEY KA CABTAA AMA U CABTAA. waxbaba lama hayee marna isma odhan dirwaqooyi waar dhulka dhibaatadu wada saamaysay lana wada arrag dhibkaa ee xagee wax ka qabanaa . waxay kaga dhegtay ingiriisoow na ictiraaf haba idin icrirafee xagee la idiin ictiraafaa ma hargeysa iyo burco mise meel kale oo ninkii lahaa ilaashanaayo.

hadii hal aad lahayd oo jeclayd kaalunto oo aad aragto maalin maalmaha ka mid ah iyadoo geel kale ku jirta foolna ah ma dhalaysa aad tidhaahdo alla waa hashaydii hebla kii inta badan ilaashanayna odhan kari waayo waar hasha anigaa leh ileen waa hal aanu lahayne kiilahaana farxad iyo filan waa kala bato markaa waxaan leeyahay shacabka dirwaqooyi ama gaalada gabdho siiya diinta u fasaxday baananba garanayne ama gaalkiinii idindhalay warqad u dirsadoo gabolayada anagaa u tashanayna cid looga daba fadhiisanayaa ma jirto riwaayada aad isugu sheekaysaan way dhamaan cid danbe oo laga baryayaa S S C ma jirto hadii aad barateen maandeeq in aad maashaan bal maantaba maala waa taasoo waa sun iyo booge. waadiga gogosha ku waashay aan cidi soo fadhiisanayn. kuna cel celinaya maalin walba daacadna kaama aha ee waa qowda maqashii waxna ha uqan waana ognahay anagu riwaayadaa mudo ayaad ku jirtaye waana laga badowka baxaye iska ilow hadii kale . is maaweeli ileen waxa kale ma hayside .

Afarta s n m ta aha ee aad ku soo uruurisayna waa iska difaacaynaa . markaa xaalkaagu yaanu ku dhamaan ciidan aan jirin oo aad 20 sano soo ururinaysey anaguse afar casho ayaan ku keenay sooma jeestayaal ku laafyoonaya gaadiidkaagii dowlada iidoorland ee ina bureeqa horboodayo bal aan eegno uuraysataye waxay umulidoonto in badan ayaanu lahayn ka joog belaayo lama doontee NIMANKANI WAA KU WII UU YAQAANAY GAALKII AAD LAHAYD WAA IDHAL EE INGIRIIS CARRE. yaa ku yidhaa ceeboowdaye inta aadan intaa ka badan faraha la gelin iska jiir. shacabka khaatumona waxaan leeyahay waxaa inoo hadhsan XOREYNTA LAASCAANOOD.

Yaan la is dhigan waxaan ku soo gababaynayaa dhamaanteen xil baa inaga saaran caasimada s s c cid gaar ah oo laga sugayaa ma jirto qof walba waa in uu ogaada taas waana inaga dhaxaysaa LAASCAANOOD cid gaar loogu nisbeeyaa yaanay jirin in kastoo loo kala badan karo hadana waa hawl inoo wada taala gunaanadkii iyo gaba gabadii waxaan idinkaga tegayaa. maanso aan aad u jeclahay oo ah

MAANDEEQ SIDIIBUU CADAWAHU U MAALAA.

MULKIILAHA XAQIISUNA SIDII BUU U MAQAN YAHAY.

MAATADU SIDIIBAY MILICDII U TUMAN TAHAY.

MACNA LA I SIDIIBAA RAASAAS LOOGU MADHIYAA.

MAANDEEQ SIDUU BUU CADAAWAHU U MAALAA .

MUKIILAH XAQIISUNA SIDII BUU U MAQAN YAHAY

WALILAAHI TOWFIIQ. A OMAR

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>