Maxaa Uqabsoomay Khaatumo State 100 Maalmood Kadib? “Wasiirka Xidhiidka Caalamiga ah & jaaliyadaha oo Waraysi Xiiso leh Siiyey Radio Ssc {Dhegayso}

Waxaanu Bulsho waynta reer Khaatumo Uga hambalyaynaynaa Maamulka Khaatumo Oo haatan jira 100 maalmood oo kaliya oo qabtay Hawlo waxku oola, Hadaba si,aanu wax uga ogaano 100 maalmood kadib waxyaabah uqabsoomay maamulka khataumo ayaa  Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo -Waraysi  Arimahaa kusaabsan Layeeshay wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah & Jaaliyadaha Ee Maamulka Khaatumo Pro’Xuseen saleebaan Dhagowayne.

Wuxuuna kawaramay dhamaan waxyaabihii iyo horumarkii usoo hoyday Maamulka Khaatumo State Sidoo kalana waxa uu kahadlay Arimo Dhowra.

Halkan Ka Dhegayso Waraysiga oo Dhamaystiran

Khaatumo State Online

Codka Dawlada khaatumo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX