Home » News » slidernews » Tacsi ku socota mulkiilaha Somali Sat Maxamed Axmed Cali Haybe‏

Tacsi ku socota mulkiilaha Somali Sat Maxamed Axmed Cali Haybe‏

Tacsi tiiraanyo leh inaaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya jaaliyada khaatumo state ee wadanka mozambique geeridii naxdinta lahayd ee marxuum AHEMD CALI HAYBE
Tacsida oo ku socota MULKIILAHA SOMALI SAT TV MOHAMED AHMED CALI HAYBE IYO G/XIGEENKA JAALIYADA KHAATUMO STATE E WADAN MOZAMBIQUE MUDANE FAARAH IIDLE CALI HAYBE IYO DHAMAAN REER CALI HAYBE IYO DHAMAAN REER XAAJI BAARUUD

Waxaanu leenahay ilaah samir iyo iimaan ha idinka siiyo marxuumkana janatu fardawsa haka waraabiyo waxa tacsida diraya dhamaan xubnaha jaaliyada ee hoos ku qoran.

1 oday abdilahi mohamed inshaad (abdilaahi dheere)
2 c/samed cumar cade
3 abdisalaan ali xuseen


4 haykal gaadh haye
5 abdiqani ahemd abdi
6max,ed siciid cagjar

7 ahmed ali dhikil
8 abdirahman jamac xirsi
9 rooble xuseen dalmar
10 abdilaahi haybe
11 abdinasir x.xirsi

12 xuseen max,ed abdi
13 faarax bile abdi
14 saleebań cilmi cawad
15 yussuf muse max,ud
16 max,ud muse max,ud
17 khadar abdi mohamed

18 farxaan cumar max,ed
19 ibraahim cali bide
20 abdihakiim omar max,ed

21 cumar ahmed xassan
22 mukhtaar yusuf sulub
23 saleebaan nuur ahmed (mr sharci)

Khaatumo State Online

 

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>