Inaa Ilaahi wa Inaa ileyhi raaji cuun waxaa halkan tacsi tiirayo leh ka diraya Golaha sare ee dhaqanka Khaatumo State geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuun Axmed Cali Haybe oo maanta ku geeriyooday magaaladda Laascaanood , waxaana Golaha Sare ee dhaqanku eebe u weydiinayaa Marxuunka in uu Jana fardawsa Geeyo Samir iyo Iimaana ka siiyo Eheladii, Astaaxtii, Qaraabadii uu ka geeriyooday Amiin Amiin
Dhamaan Shacab weynaha Khaatumo State, Haween, Dhalinayro, Siyaasiyiin, Suxufiyiin waxa ay dirayaan Tacsi la mid ah tan Isimadda iyo Cuqaasha Khaatumo
Khaatumo State Online
Admin@khaatumo.comGo to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments