Home » News » slidernews » Dadwayne Tirobadan Oo Tacsi Tiiraanyo leh Udiraya Geeridii Kutimi Aadan Geele.

Dadwayne Tirobadan Oo Tacsi Tiiraanyo leh Udiraya Geeridii Kutimi Aadan Geele.

Waxaan hal kan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa, dhamaan reer wacays adan gaar ahaana reer geele nuur iyo reer muuse nuur, geerida naxdinta leh ee ku timid adeero aadan geele nuur,waxaan allaaaaaaaaah u waydiinayaa inuu qabriga u nuuro janatul firdawsana galiyo.
Allaaaaahu ma thabithu qawlan thaabit amiiiiiiiiiin
.
asc wrb
waxan halkan uga tacsiyey nayaadhaman reer wacays aadan
gaar ahaan reer geele nuur geerida naxdinta leh ee ku timid
aadan geele nuur alle waxan uga baryayaa inuu jano fardowsa ka
warabiyo eheladii iyo qarabadiina samair iyo iiman ka siiyo
aamiin
asc wbr
.
Alle haw naxariisto adeer aadan geelle nuur maanta ku geeriyodey magaalada
garoowe oo shalay xaalad caafimaad loo geeyay illaahay waxaan uga baryayaa
in uu janatul fardowsa geeyo,aamii aamiin
.
waxaan halkan tacsi uga soo diraya rer geele nuur meel aay dunida ka joganba gerida naxdinta leh ee ku timid ala ha u naxariste adeer aadan geele nuur ilahay waxaan uga baryayyna inuu janadi fardwsa ka warabiyo
ina lilaah wa ina ileyhi rajicuun
.
inaalilaahi waa inaa ileeyhi raajucuun geeridu waa xaq
halkan waan tacsi tiiraanyo lehuga dirayaa dhamaan reer wacay aadan
gar ahaan reer geele nuur waxaan ilaahay uga baryaynaa janadii fardoowsah inuu geeyo,aadan geele nuur aaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmiiiiiiiiin aaammmmmmiiiiiin.
.
Inalilah waina ilahi raajicuu waxaan halkan tacsi ugu dirayaa dhamaan reer geele nuur waxaan illahay uga baryayaa in illahay janadii fordowsa ka waraabiy Aamiin inagana samir iyo iimaan inga siiyo danbigiisa iyo danbigeena Alle hadhaafo Aamiin
.
Inalilah waina ilahi raajicuun . Waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan reer Geele Nuur, waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu unaxariisto adeer Aadan Geele, aamiin
Saado Guray
> INALILAH WA INA ILAHI RAJICUUN. Waxaan tacsi u diraya dhaman reer Wacays iyo reer Gele oo dhan. Adeer Adan waxaan ILAHAY u wadiyay in sideeda albaab ee janada u furo inakana inooga daba naxariisto. Waris Iskatos
>
> Alle haw naxariisto adeer aadan geelle nuur maanta ku geeriyodey magaalada
> garoowe oo shalay xaalad caafimaad loo geeyay illaahay waxaan uga baryayaa
> in uu janatul fardowsa geeyo,aamii aamiin

Khaatumo State Online

 

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>