Barnaamijka Hanbalyooyinka & Salaamaha ee Radio Ssc ee Caawa – By Axmed Darwiish & Malyuun Axmed {Dhagayso}

Barnaamijka  Hanbalyooyinka iyo salaamaha ee Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State waxaad ku maqlidoontaan Hanbanlyooyinka dhalashada farxada leh, Meherada . Tahniyada Aroosyada  & Dabcan Salaamaha kala gedisan ay isu dirayaan shacabka ku kala sugan daafacaha Caalamka.

Barnaanmijka caawa waxaa sidoo kale dadawaynuhu ay kaga soo qayb gaadanayaan khadka Talefoonada ee dalka iyo debedaba, waxaama aan kamadhnayn barnaamijka Kaalmaha suugaanta debecsan kuwaas oo isugu jira heesii hore kuwii dhexe iyo kuwii danbe.

Waa caawa Iyo Barnaamika Salaamaha iyo Hanbalyooyinka ee Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State.

Barnaamijkan waxaa si talantaali ah halkan idiinka soo gudbin doona.

Weriye- Axmed C/qaadir Jabaan {Darwiishka}

Weriye- Malyuun Axmed Xasan 

Dhegaysi haboon

Khaatumo State Online 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




HALKAN HOOS RIIX