Home » News » slidernews » Tacsi ku socota qoyska marxuum ashkir abdi faarax

Tacsi ku socota qoyska marxuum ashkir abdi faarax

Waxaa tacsi diraya jaaliyada puntland ee uk garahaaan khaliif xaaji jamac mandela iyo qoyskisa /eheledisa.,halgame xirsi xaaji jamac, Dr ciise xaaji, g/sare jamac tarabi.iyo dad kale oo faro badan waxayna tacsidaan gaarsinayaan dhammaan reer ashkir abdi iyo eheladoda oo loga tacsiyeynayo  geeridii naxadinta lahayd ee ku timid aabbe ashkir abdi faarax waxaanu leenhay ilahay ha u naxriisto idinkana  samir iyo imaan amiin amiin.

Admin@khaatumo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>