Radio Ssc : - Agaasimaha Idaacada Radio Ssc Codka Shababka Khaatumo State Oo Qayb laxaadleh kaqaadatay Horumarinta & halganka balaadhan ee Kasocdey Deeganada Khaatumo State Tan iyo Maamulkii horee Gobolada Ssc , Axmed C/qaadir Jabaan {Axmed Darwiish} ayaa Barnaamij qiimo badan oo Taariikhiya ka diyaariyey Habkii loo Aasaay Maamulka Khaatumo…
Shacabkii La Marin habaabiyey Maxay katiriyeen Maamulka SNM Ee Liic liicaya? Akhris wacan Dal iyo dad isku dhan Daahir Rayaale ku iloow· “Wax ka sheeg Madaxweyne idaacadii Horyaal ku ilow· Abaal, Siilaanyo ku ilow· Shir-gudoon Cirro ku ilow· Sheekhnimo Samaale ku ilow· Awqaaftii Khaliif ku ilow· Madaxtooyadii Xirsi ku…
ASALAAMU CALEYKUM DHAMAAN BULSHADA REER KHAATUMO MEEL AAD JOOGTAABA. Intaa marka aan dhaafo waxaan u mahad celinayaa dhamaan war baahinta xalaasha ah ee ka shaqaysa isku duubnaanata dadka reer khaatumo iyo tan soomaaliyeed oo dhan. hubaala waxaa ah in ay dad badani ku faraxsan yahiin sida aad uga shaqaysaan danaha…
Waxaanu Bulsho waynta reer Khaatumo Uga hambalyaynaynaa Maamulka Khaatumo Oo haatan jira 100 maalmood oo kaliya oo qabtay Hawlo waxku oola, Hadaba si,aanu wax uga ogaano 100 maalmood kadib waxyaabah uqabsoomay maamulka khataumo ayaa Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo -Waraysi Arimahaa kusaabsan Layeeshay wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah & Jaaliyadaha Ee…
Burburkii dawladda dhex January 1991, wuxuu Somali biday, wuxuu baray ayaa ka daran. Qaran dhisan ayaa socday, Somaalino jirtay ayaa luntay, dareenkii wadaninimo waxaa beddeley dareen qabiil oo aad u fool xun oo aan soomalidu hore u arki jirin kuna dhaqmi jirin. Maxaa sabab u ahaa arrintaas? halkayse ka…
Tan iyo intii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo state of Somalia, wuxuu Faroole (Ex Taxi Driver) u tafa xaytay siduu u isaga hor keeni lahaa shacabka Khaatumo, siduu u kala diri lahaa, siduu qaarkood ugu adeegsan lahaa kuwa kale, siduu u burburin lahaa, maadaama uu caalamka dheef badan kaga helo. -…
Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Codka Dawalada khaatumo State waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawir aanu ku eegayno Sida ay maamulada Hareeruhu ugu dabadaalayaan Maamulka Khaatumo State. Maamulada hareeraha oo uu dhabar jabwayn ku yahay Maamulka Khaatumo State oo ka dhashay deegaanadii ay dibu dhaca baahsan ku hayeen islamarkaana ay…
Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena (Muxamed CSW)kprkiisa,Heeybad waxaad ku leedahay dhulkaaga Hooyo,waxaad maqaam iyo xurmo ku leedahay meel sharafi taal,meel sida kugu haboon loogu qiimeeynaayo kalsoonida iyo metelaada dadkaaga aad heeysta,gun-nimo iyo golle ceebeed meel shilimo quursi iyo garasho xumo ku geeysay,caqliguna hibo eebe bixiyo. Lama yaabiin ayaan…
Maamulka jabhada SNM waxay in badan isugu sheekaynayeen dawlad soomaaliya ka go’day baanu nahay, madax banaanideediina kala soo noqotey, waxayna fikradani ahayd mid xirsi-xidh(Qardhaas) looga wada dhigay dhamaan shacabweynaha gobolada waqooyi galbeed iyo Togdheer iyo in ka mid ah gobolka Sanaag. Xirsi-xidhkaasi wuxuu galaaftay inaysan sanooyin badan ka soo qayb…
Tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa waxaa isi sootaraye habsami usocodka Maamulka iyo sidoo kale Aqoonsiyada buuxa ee ka helayo Dawlada Soomaaliya ee uu hoostago iyo sidoo kale dawladaha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya. Hadaba Maamulada hareeraha ayaa dhibaato wayn ku haya Maamulka ay yeesheen…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments