Ummadda Khaatumo maal,naf,waqti iyo dedaal aan la soo koobi karin bay ku bixisay/ku bixisaa difaaca dadka,dalka,diinta,midnimada iyo madax-bannaanida Somalia. Tagto ummaddi hilmaantaa taagan iyo timaaddo midna uma toosto. Wixii aad tebayso amma waad ku teweshaa/doontaa amma waad taabataa/heshaa, waxaan u jeedaa ummaddii leh damiir iyo doonis way gaartaa rabitaan keeda.…
Ninka lagu Magcaaabo Oday Duur oo katirsan Xubnaha wasiirada ugu Magacaaban Maamulka Siilaanyo (Somaliland) Oo Ka hadlayey Arimo dhowra isla markaana Su aalo la waydiiyey Ayaa ka hadlay Arimo Quseeya magaalada Buuhoodle. Taas oo dhawaan ay kusoo hungoobeen Ciidamada Huwanta ah ee Kusugnaa Deegaano kamida Gobolka Cayn Halkaasi kadib markii…
Qormada Kooban ayaa Waxaan ku eegaynaa Sida Magaceedaba Kamuuqataba, Sadex shaqsi oo kamida Siyaasiyiinta dalka Soomaaliya & xaalada siyaasadeed ee Muqdisho. Halyeeynimada Galaydh. Waxaa dhawaan magaalada muqdisho oo siyaasad xoogan ay kasocoto kaga dhawaqay inuu yahay Musharax utaagn Xilka Gudoomiyaha Baaarlamaanka Dalka Soomaaliya Pro Cali khaliif Galaydh oo Ahaan jiray…
Tixdan waxaan ka tiriyay gardaradii xallay ka dhacday Magaalada tuka-raq iyo ee maamulka puntland iyo Soomaaliland oo isgarabsanayaa weerar kuracan ku qaadeen maamulka khaatumo. <<<<<<<<<<Gardaro >>>>>>>> Gardarada labbada geeska timid iyo garaad Xumada Gucla-orodka deymada guracan, guusha aad sheegtay Gamuunkaan ku ganno gees galbeed bari haduu hadduu gaadho Gaalada sideedii,…
Waxaa Qof walba oo muwaadin Soomaaliyeed ah saaqday neecoow wadaninimo, Neecaw qabow oo caafimaad markaasaa mid kacleeya iyo mid kadleeyaba u xidhxidhay in uu soo arko Caasimadii dhulkii hooyo ee Muqdisho. Halkani waa garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee caalamiga ah, garoonkani wuxuu tusaale wanaagsan u yahay oo uu ifafaale qurxoon…
Kn: Wax u muuqda guushii ugu balaarneyd oo mid kamid ah maamul goboleedyada dalka ka jira uu ku talaabsado mudo gaaban ayaa waxaa soo baxaysa in maamulka Khaatumo State uu jaray masaafo dheer oo u suuro galin karta inuu noqdo hogaanka Mustaqbalka ee dalka. Shirkii Istanbul ee maalmo ka hor…
Waxaa jira qaarkamida Warbaahinta magac ahaan wata Magaalooyinka deeganada Khaatumo State, horayna siwayn ugu ololayn jiray maamulka Faroole ee dayacay deeganada Khaatumo State, Imikana bilaabay aflagaado qaawan iyo kala fogayn shacabka Khaatumo State ee walaalaha ah. Maxay Ka Caanyihiin Warbaahintani ? Markay warbixinada qorayaan waxay udhigayaan hab dad mucaarad ah…
Farshaxanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts islamarkaana Ka hadla Xaalado kasta oo kataagan Guud ahaan Dalkeena Soomaaliya Ayaa Maanta Soo bandhigay Sawir Aad cajiib ah. islamarkaana uu dareemi karo Micnaha uu xambaarsanyahay Qofkasta Oo Jecel midnimada , Horumarka & Jiritaankada dalkeena. Khaatumo.com Codka Dawlda Khaatumo State…
Abwaan Yuusuf Suusle oo Maanta Kaqayb galay Munaasibada Lagu qabtay Dugsiga Sare ee Hawd Secondary School kana mid dugsiyada Magaalada Buuhoodle ayaa Halkaas kusoo bandhigay Suugaan kala gedisan. Abwaan Suusle ayaa Halkaasi waxa uu kajeediyey Gabay uu waa hore tiriyey oo Layidhaah {{ Habar Jeclooy Muuse Waa Kaa}} Sidoo kale…
Kadib markii Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ee dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex Islamarkaana ay uqabsoomeen mudadii koobnayd ee uu Jiray Waxyaabo Aad utirabadan oo lataaban karo, Aqoonsi buuxana kahelay Dawlada dalka Soomaaliya Iyo Caalamkaba. hadaba wali Waxaa jira dad ku hanwayn inay soo noqoto gumaysigii…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments