Posted on October 1, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Tacsi, W A R A R K A
Waxaan Halkan Tacsi tiiraanyo leh Uga Diraynaa Hooyo Cibaado Jaamac Dhuux oo Maanta Ku geeriyootay Magaalada Hargeisa, Waxaanuna Alle Uga baryaynaa In Samir iyo Iimaan uu kasii yo dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay Kageeriyootay. Tacsi Gaar ah waxaa Dariya. Xaaji Aamina Burukude Khaliif Maxamed Burukude & Caruurtiisa C/qadir Ismaciil Burukude &…
/
Continue reading →
Posted on September 26, 2012 by khaatumo and saved under Tacsi, XULASHADA WARKA
Iyadoo Maanta Uu Maagaalada Buuhoodle ku Geeriyooday Alle Ha Unaxariistee Xaaji Xasan Bede Ducaale Fagaase Ayaa waxaa Tacsi Tiiraanyo leh Udiray Dhamaan Shacabwanaha Khaatumo. Hadaba Dadka Tacsidaas mid lamida Diraya Ayaa waxaa Kamijada Maxamed Dhuux Faarax dhufsato Oo Kamida Qurba joogta Khaatumo State wuxuuna halkan Tacsi Tiiraanyo leh Uga dirayaa Dhamaan…
/
Continue reading →
Posted on June 19, 2012 by khaatumo and saved under Tacsi
waan idin wadasalaamayaa dhamaan qorayaasha sharaftaleh walaallayaa waxaan idinkacodsanaynaa anagoo ha jaaliyada wadanka Switzerland in aad noosoogalisaa tacsida DR SICIID XASAN RAAGE OO KUGEERIYOODAY WADANKA JARMALKA 14/06/2012 WAXAANA TACSIDAAS DIRAYA DADKA HOOS KU QORAN DR Cismaan xasan xaaji cumar (badawi) Maxamed cali kalay C/raxmaan cimaan maxame iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa…
/
Continue reading →
Posted on June 7, 2012 by khaatumo and saved under Jaaliyadaha, Tacsi
Mahad oo dhan Alle ayay Usugnaatay – Anagoo ah jaaliyada sweden waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheladii ay ka geeryootay marxuumad abshiro cali darmaan oo ku geeryootay degmada kalabaydh gaar ahaan waxaan tacsi gaara u diraynaa axmed ciise dhalac 1.faysal axmed garaad maxamed 2.gudoomiyaha jaaliyada sweden mubaarak ismaaciil haybe…
/
Continue reading →
Posted on May 9, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Tacsi
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaeyhi Raajicuun. Allah Subxaanahu Watacataa Wuxuu Yidhi ((Kulu Nafsu Daa’iqatul mowt)) Dhamaan jaaliyada North America ee Beesha Baharasame waxay tacsi halkan uga dirayaan Wasiir Ku Xigeenka Kheyraadka Dabiiciga ah ee maamulka Khaatumo State mudane Cabdi Faarax Mahad(Cabdi Shube), iyo Caruurrtiisa geeridii ku timi Xaaskiisii Marxuumad Samsam…
/
Continue reading →
Posted on April 29, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Tacsi, W A R A R K A
Tacsi tiiraanyo leh inaaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya jaaliyada khaatumo state ee wadanka mozambique geeridii naxdinta lahayd ee marxuum AHEMD CALI HAYBE Tacsida oo ku socota MULKIILAHA SOMALI SAT TV MOHAMED AHMED CALI HAYBE IYO G/XIGEENKA JAALIYADA KHAATUMO STATE E WADAN MOZAMBIQUE…
/
Continue reading →
Posted on April 29, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Tacsi, W A R A R K A
Inaa Ilaahi wa Inaa ileyhi raaji cuun waxaa halkan tacsi tiirayo leh ka diraya Golaha sare ee dhaqanka Khaatumo State geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuun Axmed Cali Haybe oo maanta ku geeriyooday magaaladda Laascaanood , waxaana Golaha Sare ee dhaqanku eebe u weydiinayaa Marxuunka in uu Jana fardawsa…
/
Continue reading →
Posted on April 18, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Tacsi, W A R A R K A
Waxaan hal kan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa, dhamaan reer wacays adan gaar ahaana reer geele nuur iyo reer muuse nuur, geerida naxdinta leh ee ku timid adeero aadan geele nuur,waxaan allaaaaaaaaah u waydiinayaa inuu qabriga u nuuro janatul firdawsana galiyo. Allaaaaahu ma thabithu qawlan thaabit amiiiiiiiiiin . asc wrb…
/
Continue reading →
Posted on March 29, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Tacsi, W A R A R K A
Golaha Madaxtooyada Dawlada Goboleedka Khaatumo State, golaha sare madaxtooyada, golaha dhaqanka, dhamaan wasiirada dawlad goboleedka khaatumo state, Waxay tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan wasiir ku xigeenka kharaadka dabiiciga dawlad Khaatumo Mudane Cabdi Faarax Mahad(Cabdi shube) oo aabihiis ku geeriyooday magaalada Laascaanood. Waxay marxum Faarax Mahad ilaahay uga baryayaan inuu janada…
/
Continue reading →
Posted on March 29, 2012 by khaatumo and saved under Maqaalo, slidernews, Tacsi, W A R A R K A
Assallaamu Calleykum Waraxmatullaah Wabarakaatuh. Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun . “Maruunbaa mid lagu meel maro iyo maahir noo kiciye Maruunbaa rag wada miiggan miiddi soo bixiye “ (Marxuum Khaliif Sh Maxmuud) Marka hore aan bulshada soomaaliyeed ,gaar ahaana shucuubta Shacabka reer Puntland ,Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Cabdillaah…
/
Continue reading →
Recent Comments