Home » Archives by category » News » XULASHADA WARKA (Page 3)

Daraawiish​,Gun-nimod​iid, Mag, Ma​ammuus iyo Xus La’ (Qormo xiiso leh)

Share This Post

Ummadda Khaatumo maal,naf,waqti iyo dedaal aan la soo koobi karin bay ku bixisay/ku bixisaa difaaca dadka,dalka,diinta,midnimada iyo madax-bannaanida Somalia. Tagto ummaddi hilmaantaa taagan iyo timaaddo midna uma toosto. Wixii aad tebayso amma waad ku teweshaa/doontaa amma waad taabataa/heshaa, waxaan u jeedaa ummaddii leh damiir iyo doonis way gaartaa rabitaan keeda.…

Ogaysiis Shirka jaaliyada Khaatumo Ee Norway

Share This Post

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan jaaliyadda Khaatumo state ee dalka Norway inuu dhici doono shir ay jaaliyaddu isugu iman doonto maalinta sabtida ee bisha Oktober tahay 13.10.2012. Goobta uu shirka ka dhici doono waa poostada Grønland dabqa 3aad, magaalada Oslo. Shirka waxaa kaga soo qaybgeli doona dhanka teleefanka qaar ka mid…

(Sawiro) Kulan Balaadhan Oo Dhex Marey Cuqaasha Gobolka Cayn Iyo Bulsho weynta Gobolka Cayn, & Qodobo Kasoo Baxay

Share This Post

 Khaatumo Online- Kulan Balaadhan Oo Maanta Ka Dhacay Gudaha Magaalada Buuhoodle Kulankan Oo Looga Hadleyey Laguna Dhaleeceeynayey Horgalo Dhawaan Ka Ambabaxay Gudaha Magaalada Buuhoodle. Kulankan Oo Ay Soo Agaasimeen Bulshoweynta Gobolka Cayn, Yadoo Ajandaha Kulankani Ahaa Mid Looga Soo Horjeedo Wafti Horgalayaal Ah Oo Dhawaan Ka Ambabaxay Gudaha Magaalada Buuhoodle.…

Digniin loo Diray Raysal wasaare Saacid (Sawir)

Share This Post

 Iyadoo dhawaan lagu doortay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya Raysal waaraha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Saacid , islamarkanaa siwayn looga soo dhaweeyay meelo badan ayaa dhinaca kalana looga digay Dhibaatooyin dhowra oo ay soomareen raysal waraayashii Ka Howeeyay. Ganac satada iyo musuq maasuqa waa la kala ilaashaaiye Musuq maasuq…

Madaxweynaha dowlada oo kulan gaar ah la yeshay Ururka Iskaashiga Islaamka! (Warbixin & Sawiro)

Share This Post

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka iyagoo ka wada hadlay sidii ciidamo ka socda wadamada Islaamka loogu soo biirin lahaa Ciidamada AMISOM ee ka howlgala dalka Soomaaliya. Wefdigan ballaaran ee ka socda Ururka iskaashiga Islaamka ee marka magaciisa…

Maamulka Khaatumo Oo Siwayn Usoo dhaweeyay Raysal Wasaaraha Cusub, Dabal deg Kadhacay SaakaTaleex (Sawiro)

Share This Post

Khaatumo Online- (Taleex)Madaxda maamulka Khaatumo State Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Magacaabista Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka Soomaaliya. Waxaana Tan iyo Markii lagu dhawaaqay Raysal Wasaaraha Kabilowday Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo Dabaal degyo lagu Taageerayo Raysal Wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Sidoo Kale dabaaldeg Balaadhan Ayaa…

Doorka Wariye Maxamed Cisman & Tebinta Wararka Deganada Khaatumo State (Maqal & Muuqaal)

Share This Post

Ugu horayn mahad oo dhan Alle ayay usugnaatay , Waxaan Maanta Qalinka uqaatay Inay bal wax ka iftiimiyo Qayb kamida Dadaaalka Xoogan ee uu Muujiyey Wariye Maxmed Cismaan Cabdinuur oo Kamida Wariyaasha Ka Howl gala deegaanada Khaatumo State ee Dalkeena Soomaaliya. Wariye Maxamed Cismaan oo Horay uga soo Shaqeeyay Qaar…

(Sawiro) Xafladii loo qabtay madaxwaynaha Awdal State

Share This Post

Waxaa xalay magaalada Leiden ee dalka Holland lagu qabtay xaflad lagu soo dhoweynayay Madaxweynaha Awdal State Garyaqaan Rashid Nuur Xirsi, waxaana ka soo qeybgalay Jaaliyadda Awdal Sate iyo taageerayaasha maamulkaasi & marti sharaf kala duwan. Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Awdal Satate ee Holland waxay ujeedadeeda aheyd warbixin ay…

Top News- Dareenka Gaaroowe, Gaas & Oday Faroole (Warbixin)

Share This Post

Khaatumo Online - Waxaa Caawa markaad dhexqaado suuqyada waawayn ee magalada Garoowe aad ka dheehaynaysay dhamaan taageerayaasha Gaar & Oday Faroole kuna caanbaxay Qabiilisimka  oo cadho xoogan ka muujinaya  Magacaabista Raysalwasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya. Mr Gaas ayaa dhankiisa soo dhaweeyay mar uu qudbad kajeediyey Goobtii lagu magacabay raysal wasaaraha…

Degdeg – Raysal Wasaare Lamagacaabay, Taariikhdiisa + Qudbadiisii (Dhegayso)

Share This Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamed ayaa goor dhow magacaabay Ra’isulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa u magacaabay Ra’isulwasaaraha Dalka Cabdi Faarax Shirdoon Oo ku Magacdheer Saacid. Shacabwaynaha soomaaliyeed ayaa dhawaanahanba Sugayey Ku dhawaaqista Raysal wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Taariikhda Raysal Wasaaraha oo Kooban R/wasaaraha Soomaaliya magaciisa waa Mudane…