Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo State. Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka , Barnaamijka todobaadkan waxaynu ku eegi doonaa Qormo aan Ugu Magacdarnay ” Maxaa…
Waxaa Shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Ka dhoofay Qayb kamida Ardayda Soomaaliyeed waxbarashada Jaamacadeed Ka Helay Dalka Turkiga. Waxayna Isugu Jiraan Aradayna Qayb Jaamacadaha Dalka Dhameeyay oo Doonaya inay sii kordhiyaan Aqoontooda & Sidoo kale Qaar Hada Bilaabaya Jaamacada . Axmed Sheek Yuusuf Guuled oo ah Madaxa Wafaafinta…
Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe, Iyo Wafti uu hogaminayo ayaa maanta soo subaxnimadii soo gaadhey gudaha magaalada Buuhoodle. Waftigan uu hogaaminayo Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe, Ayaa ahaa kuwo in badan laga tabayey gudaha magaalada Buuhoodle Yadoo maantana subaxnimadii ay dhamaanba shacab weynaha ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle u diyaar…
Khatumo Journalists Association (KHAJA) strongly condemns the illegal imprisonment and torture of three Journalists and dozens of women in Lasanod as part of the continued attack of the SNM Militia on Khatumo State. This comes after dozens of lasanod residents held a gathering last Tuesday to showcase and celebrate Federal Somalia’s new…
Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda SCERDO ayaa ka mid noqday 30 qof oo ku guulaystay billadda dheemanka ah (Queen’s Diamond Jubilee Medal 2012) ee ay bixiso boqoradda Ingiriiska Queen Elezebeth II. Xaflad caawa lagu qabtay hoolka lagu magacaabo Howard Theatre ee ku yaala magaalada Edmonton ee dalka Canada xafladaas oo…
Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Gabay Uu tiriyey Abwaan Soomaaliyeed Kaas oo Aanu Qayb kamida Kasoo Qaadanay. Qaybtan Ayaa Waxaad moodaa Inay Ka Hadlayso Xaaladaha Ka Jira Deeganada SSC ee Maamulka Khaatumo State, Waxaana Sidoo Kale Marka la eego Ay ka hadlaysaa Dhibaatooyinka Lala daba Joogo Maamulka Khaatumo State. Waxaana…
khaatumo.com War saxaafadeed uu maanta ku qabtay Degamada Taariikhigaa ee Taleex Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Bulshadda ee Maamulka Khaatumo State ahna ku sii simaha Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada Mudane C/fataax Cismaan Dhalac ayaa waxa uu kaga hadlay xadhig maanta loogu gaystay gudaha Magaalada Laascaanood qaar kamid ah haweenka ku…
Waa Barnaamij aan ku eegayno Siyaasadda Maamulka Khaatumo.Barnaamijkan ayaa Waxaa ka Soo qayb qaatay Seddex qof oo ka Soo jeedda Degaanadda Khaatumo,ka qayb qayaatayaasha doodan ayaa ku kala fikir duwan sidda ay Socoto Siyaasadda Degaanadda Khaatumo. Cabdimalik Askar ayaa wuxuu qabaa in Maamulka Khaatumo loo samaysay in Xil lagaga raadsaddo…
Agaasimaha guud Wasaarada Arrimaha Bulshada Ee Maamulka Khaautumo State”Xasan Cali Aw-Yusuf” Oo Ka Jawaabay Baaq Cabasho Oo Ardayda Samatar Baxnaan School U Direen Maamulka . Malinimadii Shalay waxaa Baaq soo saaray Ardayda Schoolka Samatar Baxnaan, Baaqaas oo ay Ardaydu u direen Maamulkoda Khaatumo State iyaga oo Mamaulka Khaatumo uga cawday…
Khaatumo.com- Maamulka Siil-aanyo Ayaa Si Deg Deg Waxa Uu Kulan Malin Socdey Ula Qatay Golahiisa Wasiirada, waxaana lagaga hadlay sida arimo ay ugu muhiim sanaayeen Curyaaminta Shacabwaynaha Khaatumo State Himiladooda. Shir kusheegan ayaa waxaa diirada lagu saaray kana soo baxay in Ciidamada Maleeshiyaadba Jabahada SNM (Somali Land) Qasab loogu gayn…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments