Home » Archives by category » News » XULASHADA WARKA

War Culus- Qalabka loo geeyay Radio Hargeysa, Oo Laga Qafeeyay Radio Muqdisho + Xogo kale

Share This Post

Warar Rasmiya oo Aanu Helayno ayaa Sheegaya dawlada china ay ugu deeqday radiomuqdisho codka jamhuuriyada somalia qalab casri ah oo radio fm masaafo aad u dheer laga dhagaysan karo iyo qalab ay ugu tala gashay tv ga qaranka somaliyeed ee SNTV. Qalabkaaas oo ahaa qalabcasri ah ayaa waxaa safiirka Soomalia…

Barnaamikii “Dhambaal Culus” Qodobo Xiiso leh Maanta kaga Bogo (Maqal)

Share This Post

Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo State. Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka , ayaanu maanta waxaanu ku eegi doonaa Maxaa Loo aasaasay Khaatumo, Ma in…

(SSC Radio) Baroor Diiqda Wariye Axmed Saakin iyo Dhaleecaynta Jabhadda SNM ((Dhegayso))

Share This Post

Waa Barnaamij Dheer oo soconaya Hal saac oo Qurbo Joogta Khaatumo State Of Soomaaliya Ay Tacsi Baroordiiq ah ugu Dirayaan Gaariddii Naxdinta lahayd ee ku timid Wariye Axmed Saakin oo Dablay Hubaysan ay ku dileen Magaaladda Lasanod. Shacbigga Qurbo joogta ee Reer Khaatumo Ayaa Dilkaas Waxay ku eedeeyeen Jabahadda SNM…

Mujaahid Deeq lasoo Gaadhsiiyey (Video)

Share This Post

Mujaahid Xasan Jaamac oo ahaa dhaawacyadii naafadu ka soo gaadhey dagaalkii sool-joogto kana mid ahaa dhaawicii maxaabiista loo qaatey oo lug lagu gooyay hargaysa ayaa ururka Gargaar oo ah ka dhisan wadanka maraykanka soo gaadhsiiyay deeq lacageed. . Ururkan oo ah urur caawiya dadka agoomaha iyo naafada dhibaatadu ka soo…

“Axmed” Geeri daadii Qalbigu ila Guhaadowye, (Gabay Qiiro Leh)

Share This Post

Khaatumo.com- Waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay Qiiro xambaarsan oo la tiriyey kadib Dilkii Arxandarada ahaa ee loo gaystay Weriye Axmed Saakin Faarax oo Maanta lagu aasay Magaalada laascanood. Axmed geeridaadii qalbigu ila guhaadowye Gacal kaa xanuunsde walow iilka lagu geyne Gacan kaa xaqdaranbaa haddaa guudka loo sudhaye Godka lagu…

Kulankii Ugu Horeeyey oo Ka Dhaca Xafiiskiisa Raysal Wasaraha Daawo (Sawiro)

Share This Post

Khaatumo Online- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka, wuxuuna Ra’iisul wasaaruhu la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo marxaladda cusub ee dalku galay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankaan si daah furnaan ah su’aalo u weydiiyeen haweenkii…

Cajiib Xaglotoosiye oo ku Qancay In Lagu Daro Jabhadii SNM (Daawo)

Share This Post

Hogaamiyahii Hore Ee Maamulkii SSC xaglotoosiye Ayaa Sirasmi ah Ula wareegey Xilkii Been Abuurka ahaa Ee Siilaanyo U Soo Magacabay. Goobta Uu Xilka Kula Wareegayey Oo Ka Muqdeen Dhow Horgale Oo Maamulka Ka Tirsan Ayaa Hadlo Kala Duwan looga Soo Jeediyey. Hadaba Horgalada Madasha Ka Had lay Ayaa Hadal Aan…

Magaalada Bristol Oo Lacag Gaara Samaysatay (Sawiro)

Share This Post

Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska oo ah magaalada sideedaad ee dalkaas ugu dadka badan, ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday lacag cusub oo ay yeelan doonto taas oo ka dhaqan gali doonta magaaladaas dadka ku noolina si caadiya ay wax ugu iibsan doonaan. Magaaladani waxa ay laga bilaabo markii…

Daawo Caawa & Cawayska + Fanaanada Hibaaq Video

Share This Post

Abwaanada / Fanaanada, Qaran ee Qarnigan Hibaaq Maxamed oo eebe Kumanaystay hal abuurka & Dareenka Wadaniyeed oo Dhawaan Soo Saartay Heeso Siwayn Ula dhaceen Umada Soomaaliyeed Kagana Hadashay marxaladihii Dalku Soo Maray. Ayaa Soo Saartay Hees Cusub oo Ay Uqaaday Madaxwayne Xasan Sheekh Maxauud, Rayasal Wasaare C/ Faarax Shirdoon “Saacid”…

Fanaanimada C/wali Gaas oo laga daba dhacay (Dhegayso)

Share This Post

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ahaa Raisalwasaarihii Hore ee Somaliya ayaa Waraysi Siiyay Laanta Af Somaliga ee VOA-da Waxa uu ka sheekeeyay Taariikhdiisa iyo Heerkii uu Soo Maray markuu Shaqada Xafiiska Joogay wuxuu xusay inuu Fanka Somaliyeed aad u Jecelyahay Heesaha uu Xusha waxa ka mid ahaa Kuwa ay Qaadaan…

Page 1 of 22123Next ›Last »