Home » Archives by category » News » W A R A R K A (Page 87)

Reer muqdisho oo soo dhaweeyay Khudbadihii prof galeydh Iyo puntland Iyo somaliland oo ka cabaatay

Reer muqdisho oo soo dhaweeyay Khudbadihii prof galeydh Iyo puntland Iyo somaliland oo ka cabaatay

Share This Post

  Top News: khudbadihii iyo waraysiyo uu bixiyey Ra’isal wasaarihi somalia PROf CALI khaliif galaydh oo Gilgilay magaalooyinka hargaysa iyo burco halka shacbiweynaha magaalada muqdisho ee caasimada jamhuuriyada somalia  si weyn ay u soo dhaweeyey(warbixin xiiso leh) Todobaadkan waxaa xiiso gaar ah lahaa  khudbado ,iyo  waraysiyo aad u xiiso badan oo uu bixiyey…

Xafladii Taageeradda Maamulka Khaatumo ee Magaalada Atlanta iyo Wasiir ku X/g Arimaha dibada Farduus M Mirre oo ka qayb gashay(Sawiro)

Share This Post

BoocameOnline Xaflad balaadhan oo ay dhamaan ka soo qayb galeen jaaliyada atlanta ee gobolada ssc iyo kuwa soomaaliyeedba ayaa waxay ka dhacday magaalada atlanta xafladan ayaa waxaa lagu taageerayay maamulka khaatumo state of soomaliya waxaana xafladaasi goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka arimaha dibada farduus maxamed mire. waxayna wasiirku…

wararka caawa sscradio 14.2.2012 qodobo xiiso leh(dhagayso)

Share This Post

Qodobada aad ku maqli doontaan warka caawa waxaa ka mida Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe), oo maamulka Puntland ka horjoogsaday inuu ka dhaafo magaalada Gaalkacyo,iyo qodobo kale oo xiiso leh Waa Caawa iyo Ssc Radio Codka Shacabka Ssc Warkan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan kuleenahaywww.SSC.FM…

(Daawo) SNM Oo Malayshiyo hor leh u Qoratay Dagaalka Goboladda SSC ( Dhagayso oo Dhuux oo ka ficilo qaado ) TOP NEWS

(Daawo) SNM Oo   Malayshiyo  hor leh u  Qoratay  Dagaalka   Goboladda SSC ( Dhagayso oo  Dhuux oo ka ficilo qaado ) TOP NEWS

Share This Post

BoocameONline (TOP NEWS) Daawadda Malayshiyadda Jabhadda SNM oo Dagaaladda Goboladda SSC u Qoratay Malayshiyo Hor leh, ka Dib Markii Ciidamaddii hore EE SNM-ta Meel Ay Mareen la Waayay,Ayaa Jabhadda SNM tu Waxay Bilowday in ay Ciidan Hor leh U Qortaan Dagaaladda ka Socda Goboladda SSC, Sidda aad ka Dheehan doontaan…

Deeq Dawo Iyo Gogol Ah ayaa Haweenka ka soo jeeda G/cayn oo ku Dhaqan Magalada Boosaso Gaadhsiiyeen Cusbitaalka Dhexe ee Buuhoodle(Sawiro)

Share This Post

(BoocameOnline) Deeq isugu jirta dawooyin iyo agab kale oo hurdo ah ayaa lagu wareejiyay Masuulyinta cusbitalka dhexe ee caafimadka Magalada buuhoodle ee Xarunta /cayn waxaana deeq dani ay ka timi haweenka ku dhaqan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka bari ee ka soo jeeda G/cayn. Waxayna Haweenkasi deeqdan ku soo hagaajiyeen…

Daawo Sawirada Xaflada Khaatumo state ee London UK

Daawo Sawirada Xaflada Khaatumo state ee London UK

Share This Post

Xaflad lagu taageerayo Maamul goboleedka Khaatumo State oo kadhacday Magaalada London Hoos Kadaawo sawirada Source:- aftaag production…

Ogaysiis – Muhiima Oo Ka Socda Wasaarada Arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia.

Share This Post

Ogasiis Wasaarada Arimaha Gudaha eeMaamulkaKhaatumoStatewaxay ubaahantahay qof buuxiya booska agaamisana guud ee wasaaradaasi. Shuruudaha .  Muwaadin u dhashayKhaatumoStateOf soomaaliya. Aan ka Yarayn 30 sano. Haysta ugu yaraan BA Degree Social Science Ama Law. Khibrad > ugu yaraan 5 sano (Management Field) Luuqadaha : Soomaali, English, & Carabi. Waqtiga La joojinayo…

Faroole oo is hortaag ku sameeyey safar uu Gaalkacyo kaga duuli lahaa Madaxweynaha Khaatumo State

Share This Post

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in maamulka Puntland uu ishortaag ku sameeyay safar uu doonayey inuu magaaladaasi uga ambabaxo Madaxweynaha maamulka Khaatuma State C/nuur Cilmi Qaaji {Biindhe}. Sida warku sheegayo amar ka soo baxay xafiiska Madaxweynaah maamulka Puntland ayaa waxaa safar duulimaad…

Warka Habaynimo Ssc Radio Madxwaye Axmed Karaash Oo Meel Fagaara ah kula hadlay shacabka Tukaraq & Qodobo Kale Xiiso Leh (Dhegayso)

Share This Post

Madaxwaynaha maamulka Khaatumo State oo Maanta meel Fagaare ah kula hadlay Bulshawaynta ku dhaqan magaalda tukaraq halkaasi kasoo jeediyey hadalo aad uqiimo badan. Golaha dhaqanka maamulka Khaatumo State oo Gaadhay magaalada Muqdisho Sideese halkaasi loogu soo dhaweeyay. Maxamed Yuusuf Jaamac (Col Indhasheel)  oo kamid ah golaha madaxtooyada ee dawlada Khaatumo…

Xaflad Weyn Oo Lagu Taageerayo Maamul Khaatumo State Of Somalia Oo Lagu Qabtay Magaalada London+Sawiro

Share This Post

waxaa habeenkii xalayto ahaa caasimada wadanka ingiriiska ee London lagu qabtay xaflad lagu taageerayo maamul goboleedka cusub ee khaatumo state of somalia, waxaana goobtaasi si weyn uga dhex muuqanayeen Mudane Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Gen. Maxamed Aadan Laangadhe, oo halkaasi ka soo jeediyey Khudbado si weyn loogu riyaaqay.   Furitaankii…