Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi oo magaaladda Addis-Ababa kula kulmay wafdi ka socday ururka Midawga Yurub oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibbadda wadanka Denmark Villy Sovndahl ayaa waxaa uu ka dalbaday inay midawga Africa ku taageeraan taageero ciidan si loogu guulaysto in la xaliyo dhibaatada ka taagan wadanka Soomaaliya.…
Dhamaan akhristayaasha ku xidhan shabakadan caalimiga ah waxaad iga gudoontaan salaanta Islaamka(ACWW) Salaantaas kadibna waxaan halkan ku dhiibanyaa aragtidayda dagaalkii ka dhacay deegaanaka Khaatumo, sida wax u dhaceen, waxa laga helay iyo waxayaabha uu iftiimiyey dagaalkaasi. Sidee wax u dhaceen? Waxaynu wada ognahay in Maalintii Axada,Bisha April, 1 ahayd ay dulaan gardaro ah…
Talaado, April 03, 2012(HOL): Magaaalada Helsinki ee caasimada wadanka Finland ayaa waxaa ka dhacay tar-tanka cayaartoyda cuslaatay ee wadamada Yurub. Tar-tankan oo sanadkan loogu magacdaray allah u naxariistee Axmed Cali xasan (jamhuuriya) oo bahda sportiga soomaaliyeed aad u wada yaqaaneen ahaana nin sporti ah, ayaa waxaa ka soo qeyb-galay sagaal…
Ururka Ardayda Somaliyeed ee Wadanka Malaysia oo horeysay qabtay barnaamij lamagac baxay CODKA ARDAYDA barnamijkan oo logaga hadi doono isku xidhka ardayda somaliyeed mel kasta oo ay jogaan iyo sidii wax logu qaban lahaaa ardayda somaliyed ee kunoo wadanka gudihiisa, Barnamijkan ayaa noqon doona kii ugu horeeyay ee noociisa oo…
waxaa laga soo dayrinayaa biyo yarood ka jira guud ahaan Hawdka deegaanadda Khaatumo iyada oo lagu jiro xili Roobaadkii Gu’ga inkasta oo wali raxmaadkii gu’gu uusan ka curan deegaanadda Khaatumo hadana rajadu ma xuma, Biyo yaraatan ka taagan Hawdka ayaa la sheegay in ay sabab u tahay dhawr magaalo oo Malayshiyaadka…
Ninka ku magcaaban Jabhada SNM Gudoomiye ku sheega Gobolka Sool oo lagu magcaabo Calool ushaqayste Maxamed Maxamuud Cali Jeeni yarre ayaa xabsiga u taxaabay rag ku sugnaa magaaladda Laascaanood oo qaarkood waayeel yihiin. Cali Warsame oo ah qiyaasta Sideetamaadka waayeelka Galay ayaa ciidan uu horkacayo Cadaqaate Jeeni yare ku garaaceen…
Khaatumo State Online- Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa gardarada colaadaha iyo guud ahaan arrinmaha lidka ku ah nabadgelyadda iyo deganaanshaha ayaa ah kuwo Diiniyan reeban,sidoo kale waxaa dhibkeeda leh colaada iyo weerarada dagaalada ujeedooyinka qalafsan oo qabyaaladeeysan ka dameeyaan laguna daadinaayo dhiiga…
Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State ayaa waxa uu Barnaamij qiimo badan kasameeyay Sida ay shacabka Khaatumo State u arkaan Dagaaladii shalay kadhacay deeganada Khoaatumo State Of somalia ee ay kusoo qaadeen Ciidamada Jabhada SNM khasaaraha xoogana lagu gaadhsiiyey. Dadwayana Khaatumo ee ku sugan dalka iyo debediisaba ayaa si kal…
MAQAAL:- UBO WAYSO WAAN KUGU ARKAA AGAB SALAADEEDE..EEDAANA WAAN KAA MAQLAA OGAAGTA WAABARIYE..ASHAHAADO BEENLOW MAXAA AAHA KUGU ASAASAN…(“THE GREAT POET”: ALI Dhuux Aadan) Siilaanyo: Laba isma qabato….weerar joogta ah dhul aanad lahayn oo dadkiisi ku ogolayn iyo Gogol Nabadeed baaqeeda, sheekhow Gogasha nabada waxaa la dhigaa marka aanad dagaal rabin in…
Afayeenka Deegaanka Buuhoodle ee maamulka khaatumo maxamuud Sheekh Cumar oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada ayaa kawaramay jabkii ay gaarsiiyeen maleeshiyada maamulka siilaanyo sidoo kalana waxa uu kahadlay arimo dhowra oo laxidhiidha deegadana Khaatumo State Of Somalia. - Afayeenka yaa waxa uu sheegay inay laxisaabtami doonaan dabaqoodhida uu kamid…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments