Home » Archives by category » News » W A R A R K A (Page 69)

Xildhibaan Mowliid Macaani iyo mid ka mid ah la taliyeyaasha ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku geeriyooday Nairobi.

Share This Post

Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud ayaa dhaawac kasoo gaaray qaraxii Arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho ugu geeriyooday saakay oo Axad ah isbitaalka Aga Khan ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Sidoo kale, waxaa xalay ku geeriyooday isla isbitaalka Aga Khan Faysal Xaaji Cilmi oo ka mid ahaa la taliyeyaha…

{Daawo + Sawiro} Wasiiro Kasocda Dawalada Khaatumo State Oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay -Toronto-

Share This Post

Waxaa Magaalada Toronto habeenkii Jimcaha soo gaadhay laba Wasiir oo ka tirsan Maamulka Khaatumo State. Wasiirada maanta lagusoo dhoweeyey Toronto oo ahaa Wasiirka Wasaarada Arrimaha Bulshada, Mudane Maxamud Diiriye Cabdi iyo Wasiir Ku xigeenka Xidhiidhka Caalimiga Marwo- Farduus Maxamud Maxamed. - Wasiirada waxaa soo dhoweeyey xubno ka socday jaaliyadda iyo…

{Xog Culus} Xubno Ka tirsan Al Qaacida oo ku Sugan magaalooyinka Hargaysa iyo Burco.

Share This Post

Xubno ka tirsan ururka Al Qaacida ee uu abuuray osama Bin Laden, ayaa ku sugan magaalooyinka Hargaysa iyo Burco. Sida laga soo xigtay xubno ka tirsan saraakiisha dhanka sirdoonka ee Haydaha dalalka Maraykanka iyo Britan waa MI6 iyo weliba CIA, xubnaha ayaa ka waday olole xoogaysan oo looga soo horjeedo…

Sumcaddii iyo awooddii ciidammada Xoogga oo taariikhda baal Dahad ah ka gashay {Warbixin}

Share This Post

Ciidammada dalka Soomaaliyeed ayaa billaabay xeelada cusub oo ay uga hortagaan ficillada Al-Qaacidda, sida qaraxyada weerarrada gaadmada ah, iyadoo askarta Xoogga dalka ay muujiyeen sida ay dhab uga tahay gudahashada qaajibaadka qaran ee saarran. Saraakiil iyo askar ka tirsan ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tan iyo markii ay Al-Qaacidda billaabeen…

Barnaamijka Hanbalyooyinka & Salaamaha ee Radio Ssc ee Caawa – By Axmed Darwiish & Malyuun Axmed 06-04-2012 {Dhagayso}

Share This Post

Barnaamijka Hanbalyooyinka iyo salaamaha ee Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo State waxaad ku maqlidoontaan Hanbanlyooyinka dhalashada farxada leh, Meherada . Tahniyada Aroosyada & Dabcan Salaamaha kala gedisan ay isu dirayaan shacabka ku kala sugan daafacaha Caalamka. Barnaanmijka caawa waxaa sidoo kale dadawaynuhu ay kaga soo qayb gaadanayaan khadka Talefoonada ee…

Daawo – Top Video Habkii Ay u Dhacday Xafladii Sanadguuradii 1aad ee Maamulka Awdal State.

Share This Post

Waxaa Siwayn loo qabtay Xaflada Balaadhan oo lagu xusayo sanadguuradii 1aad ee Maamulka Awdal State. Halkan hoose kadaawo habkii qiimaha lahaa ee ay u dhacday munaasibadaasi. Khaatumo State Online Codka Dawlada Khaatumo State…

Jabhada SNM oo Maxaabiistii Ay qabsatay Dhaawac ahaanta Ku Daabushay Xabsiga Hargeisa & Xaaladooda oo laga Dayrinayo {Warbixin}

Share This Post

 Khaatumo State Online- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeisa ee Dalka Soomaliya ayaa waxay sheegyaan in xalay halaasi lagaadhsiiyey Jeelka wayn ee kuyaala gudaha magaalada Hargisaa qaarkamida dadkii ku dhaawacmay duulaankii ay ciidama maamulka Siil-aanyo kusoo qaadeen gobolka Cayn ee ay uqabsadeen maxaabiis ahaanta. Maxaabiistan dhaawaca  ah ee lagaadhsiiyey halkaasi…

Jaaliyada Khaatumo State ee Bariga Sucuudiga Oo Shir Isugu Timo {Daawo + Sawiro}

Share This Post

jaaliyadda bariga Saudi Arabiya oo uu casuumad ufidiyay mudane Xasan Askar Xuseen jaaliyadda ayaa waxay isla meel dhigtay arimo badan oo oo kusalaysan arimaha dagaal ee ka taagan deegaaanada Sool, Sanaag Iyo Cayn gudida jaaliyadda maamulka khaatumo state of somalia ee bariga saudi arabia. - Gudidan ayaa waxay samaysteen guddi…

Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay degmooyinka Qansax-dheere iyo Buurhakaba.

Share This Post

Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya inay la wareegeen Degmooyinka Qansax-dheere iyo Buur-hakaba, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan sheegashada ku aadan la wareegitaanka degmooyinkaas. Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale ayaa sheegay inay Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Itoobiya u suura gashay…

Maamulka gobolka Hiiraan oo sharraxaad ka bixiyay toogashadii ninkii dilay wariyaha {Warbixin}

Share This Post

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku ammaanay shacabka magaalada Baladweyne sida ay ula shaqeynayaan ciidammada dowladda kaddib markii ay ku gacan siiyeen toogashada ninkii dilay wariyihii Idaacadda Shabeelle ee magaalada Baladweyne ee xrunta gobolka Hiiraan. Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Dabaashe oo u warramayWarbaahinta Qaranka  ayaa sheegay in shacabka ku…