Maamulka jabhada SNM waxay in badan isugu sheekaynayeen dawlad soomaaliya ka go’day baanu nahay, madax banaanideediina kala soo noqotey, waxayna fikradani ahayd mid xirsi-xidh(Qardhaas) looga wada dhigay dhamaan shacabweynaha gobolada waqooyi galbeed iyo Togdheer iyo in ka mid ah gobolka Sanaag. Xirsi-xidhkaasi wuxuu galaaftay inaysan sanooyin badan ka soo qayb…
Dhul gariir la mid ah kii 2004-tii ku dhiftay dalal badan oo kulaala Badweynta Hindiya ayaa goor dhow ku dhiftay Jasiirada Sumatra ee dalka Indonesia, xilli uu booqanayo Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron. Dhul gariirkan ayaa dhacay ilaa afar jeer, oo uu marba marka ka dambeysa uu is bedelayay cabirka…
Midkamida Horgalada Maamulka Hargaysa U,adeega oo Runta usheegay Mamaulka Hargaysa xili wax laga waydiiyay Gogosha Warbaahinta Uu kasheego Siilaanyo. Hadalkan ayaa waxa uu ka turjumayaa sida ay horgaladu u rumaysanyihiin dhibaatada xoogan ee lagu hayo deegaanadooda walow ay hadana doorbidayaan Calaqa loo tuurayo. Halkan hoose Ka Dhegayso [Audio clip: view…
Xaalada abaarta ee deegaanda Sool oo hadda maraysa meel aad u adag, ayaanu socdaal ku tagnay deegaanada ay ka midyihiin Canjiid, adhicadeeye, Tuulosamakaab, Hadhwanaag, Yayle, Shululux iyo Ceegaag. dhamaan deegaanadan aan socdaalka kut agnay waxa ka muuqata xaalado dhanka abaarta ah oo siyaabo kala duwan usaamaysay shacabka. Tuulooyinka badankooda waxa ka…
Jaaliyadda guud ee maamulka Khaatumo state of Somalia ayaa manta kulan muddo dheer socday layeeshay danjiraha dalka Ethiopia u fadhiya wadamadda Scandinavian-ka Amb: Mebrat Benyne. Kulankan oo ay ka soo shaqeeyeen xubno ka tirsan maamulka jaaliyadda iyo hawlwadeeno ka tirsan ismaamulka soomaalida Ethiopia[kilinka 5’aad] ayaa u qabsoomay si habsami ku…
Kooxda Qaylo dhaan oo had iyo jeer ka hadasha dhibaata lasoo gudboonaata Umada Umada Soomaaliyeed, dhowjeer oo horana heeso wadaniya kasmaysay dhibaata iyo xasuuqa arxan darada ah ee loo gaysanyo umada Soomaliyeed. Kooxda Qaylo dhaan ayaa Hees micno wayn xambaarsan waxay kamaysay Qaraxii arxan darada ahaa ee 9kii bishan kadhacay…
Degmada widh ee gobolka Cayn ayaa waxaa dib ufurmay waxbarasha dugsiga Sare ee ee degmadu ay leedahay kaas oo xidhnaa Mudo kudhown sanadeeyo. Xaalada wax barasho ee degmada ayaa imika waxay usocotaa Si habsami ah iyadoo ay dhamaan shacabwaynaha degmada widh widhna Si wayn usoo dhaweeyeen dib uhowl gelida dugsiga…
Tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa waxaa isi sootaraye habsami usocodka Maamulka iyo sidoo kale Aqoonsiyada buuxa ee ka helayo Dawlada Soomaaliya ee uu hoostago iyo sidoo kale dawladaha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya. Hadaba Maamulada hareeraha ayaa dhibaato wayn ku haya Maamulka ay yeesheen…
Dhamaan hadaanu nahay dadkan hoos ku qoran waxaanu hambalyo u diraynaa mudane Saleeban Yusuf Colaad iyo Marwo khayro faarax Hassan oo maher koodu ka dhacay minnesota maalintii sabtida 7/4/2012 ,waxaanuna leenahay noqda kuwii arooskodu soo deg dego ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin. ADEER jamac hassan jibril abdiaar farah…
Wasiirka Arrimaha Bulshada Mohamoud Diiriye Abdi, Wasiir ku xigeenka Xidhiidhka caalamiga Darwiishad Fardow Maxamuud M. Mire Shir ay si hufan u soo agaasimeen gudida Jaaliyadda Khaatumo State ee Magaalada Toronto ayaa xalay ka dhacay Hotelka Sheraton. Shirkaasoo ay marti ku ahaayeen xubno muhiima oo ka socda Golaha Wasiirada, Golaha Dhaqanka,…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments