khaatumo.com War saxaafadeed uu maanta ku qabtay Degamada Taariikhigaa ee Taleex Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Bulshadda ee Maamulka Khaatumo State ahna ku sii simaha Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada Mudane C/fataax Cismaan Dhalac ayaa waxa uu kaga hadlay xadhig maanta loogu gaystay gudaha Magaalada Laascaanood qaar kamid ah haweenka ku…
Waa Barnaamij aan ku eegayno Siyaasadda Maamulka Khaatumo.Barnaamijkan ayaa Waxaa ka Soo qayb qaatay Seddex qof oo ka Soo jeedda Degaanadda Khaatumo,ka qayb qayaatayaasha doodan ayaa ku kala fikir duwan sidda ay Socoto Siyaasadda Degaanadda Khaatumo. Cabdimalik Askar ayaa wuxuu qabaa in Maamulka Khaatumo loo samaysay in Xil lagaga raadsaddo…
(Laascaanood) Isu soo bax lagu muujiyey Taageerada Ay Shacabwaynaha Khaatumo u hayaan dawlada Qaran ee dalka Soomaaliya ayaa dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Isu soo baxan oo qayb ka ahaa kuwa is daba jooga oo dhacayey Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo State ee hurmuudka ka ah jiritaanka umada Soomaaliyeed…
Xafiis ay maamulka somaliland ee Beesha Isaaq ugu magac dareen laanta socdaalka ayaa laga furay gudaha magaaladda laascaanood iyadoo hawlaha uu qaban doono xafiiskan ay kamid tahay in lagu baadho dadka isticmaalaya wadda laascaanood ee u socda Gobolada waqooyi qaarkooda sida Burco ama Hargeysa. Laantan Ay samaysatay Maleeshiyada Beesha Isaaq…
Agaasimaha guud Wasaarada Arrimaha Bulshada Ee Maamulka Khaautumo State”Xasan Cali Aw-Yusuf” Oo Ka Jawaabay Baaq Cabasho Oo Ardayda Samatar Baxnaan School U Direen Maamulka . Malinimadii Shalay waxaa Baaq soo saaray Ardayda Schoolka Samatar Baxnaan, Baaqaas oo ay Ardaydu u direen Maamulkoda Khaatumo State iyaga oo Mamaulka Khaatumo uga cawday…
Khaatumo.com- Maamulka Siil-aanyo Ayaa Si Deg Deg Waxa Uu Kulan Malin Socdey Ula Qatay Golahiisa Wasiirada, waxaana lagaga hadlay sida arimo ay ugu muhiim sanaayeen Curyaaminta Shacabwaynaha Khaatumo State Himiladooda. Shir kusheegan ayaa waxaa diirada lagu saaray kana soo baxay in Ciidamada Maleeshiyaadba Jabahada SNM (Somali Land) Qasab loogu gayn…
Ummadda Khaatumo maal,naf,waqti iyo dedaal aan la soo koobi karin bay ku bixisay/ku bixisaa difaaca dadka,dalka,diinta,midnimada iyo madax-bannaanida Somalia. Tagto ummaddi hilmaantaa taagan iyo timaaddo midna uma toosto. Wixii aad tebayso amma waad ku teweshaa/doontaa amma waad taabataa/heshaa, waxaan u jeedaa ummaddii leh damiir iyo doonis way gaartaa rabitaan keeda.…
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan jaaliyadda Khaatumo state ee dalka Norway inuu dhici doono shir ay jaaliyaddu isugu iman doonto maalinta sabtida ee bisha Oktober tahay 13.10.2012. Goobta uu shirka ka dhici doono waa poostada Grønland dabqa 3aad, magaalada Oslo. Shirka waxaa kaga soo qaybgeli doona dhanka teleefanka qaar ka mid…
Khaatumo Online- Kulan Balaadhan Oo Maanta Ka Dhacay Gudaha Magaalada Buuhoodle Kulankan Oo Looga Hadleyey Laguna Dhaleeceeynayey Horgalo Dhawaan Ka Ambabaxay Gudaha Magaalada Buuhoodle. Kulankan Oo Ay Soo Agaasimeen Bulshoweynta Gobolka Cayn, Yadoo Ajandaha Kulankani Ahaa Mid Looga Soo Horjeedo Wafti Horgalayaal Ah Oo Dhawaan Ka Ambabaxay Gudaha Magaalada Buuhoodle.…
Iyadoo dhawaan lagu doortay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya Raysal waaraha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Saacid , islamarkanaa siwayn looga soo dhaweeyay meelo badan ayaa dhinaca kalana looga digay Dhibaatooyin dhowra oo ay soomareen raysal waraayashii Ka Howeeyay. Ganac satada iyo musuq maasuqa waa la kala ilaashaaiye Musuq maasuq…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments