KHAATUMOCOM

MADAXAWEYNE XASAN SHIIKH BEST

Madaxtooyada Soomaaliya oo Kulan Sagootin ah loogu sameeyay Philippe Lazzarini

ShareMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud

Continue Reading »

Qeybta KHAATUMOCOM

Su'aalo waraahinta HARGEISA

Daawo Muuqaalka: Siilaanyo Ilaa Imteebuu Warbaahinta Ka Cararayaa?? & Saxafiyiinta Hargaysa Oo Go’aan Adag Iska Taagay

ShareWarbaahinta Hargaysa ayaa ku soo ururtay hadal saxafadeed uu qabatay Ahmed Siilaanyo, wuxuuna muda kooban ka hadlay safar uu ku tegay Emaaraadka, balse Warkii ay

Continue Reading »

KHAATUMOCOM Archives

jangali1
Daawo: Wasiir Cali Axmed Jama Jengali Oo Kulan la qaatay Jaaliyadda Khaatumo Dalka Canada (Maxay Ka Soobaxay)
- Jun 24, 2015
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada  Jamuuriyada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangeli oo soo gaadhay Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa jaaliyada  Dawlada Khaatumo ee dalkaasi ayaa soodhowayn baladhan u sameeyey ...
xawaaladaha-300x175
Kenya Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xawaaladaha Soomaalida Laba Bilooda Kadib
- Jun 23, 2015
Waxaa si rasmi ah u shaqo bilaabay xawaaladihii Soomaalida ee dalka Kenya ka dib ku dhawaad Laba bil oo ay u xirnaayeen dowladda Kenya. Habeenkii xalay ahaa ayaa 13 xawaalad oo ...
dug_4
Hey’adda CCA oo dugsi wax lagu barayo Haweenka maxaabiista ka hirgelisay Xabsiga dhexe (Daawo Sawirada)
- Jun 23, 2015
Munaasabad lagu daah furayay Dugsi wax lagu bari doono haweenka Maxaabiista ah ayaa shalay lagu qabtay xarunta xabsiga Dhexe, iyadoo Dugsigan ay hirgelisay Hey’adda Wacyi gelinta Bulshada ee CCA. Furitaanka Dugsigan ...
MADAXAWEYNE XASAN SHIIKH BEST
War deg deg ah + Video;- Dowladda Soomaaliya oo DHamays Tiraysa Garoonka Buuhoodlle iyo Midka Taleex Muuqaal
- Jun 23, 2015
Toronto Balicad.com;- Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangeli oo soo gaadhay magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa jaaliyada Khaatumo ee dalkaasi waxa ay kusoo dhowaysay wasiirka ...
cali khliiif
Daawo Video: Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Khaatumo oo ka hadlay Safarka MD Cali Khaliif iyo Arimo kale
- Jun 21, 2015
Gudoomiye kuxigeenka koobaad baarlamanka maamulka khaatumo state Mudane Shirtag oo mudooyinkii udanbeeyey safaro shaqo kujoogay magaalada buuhoodle ayaa faaleeyey siyaabaha ay u arkaan baarlamanka maamulka khaatumo maq naansha Madaxweynaha mamaulka ...
ig_1
Daawo Sawirada Madaxweynaha oo qaabiley wafdi ka socda urur goboleedka IGAD
- Jun 21, 2015
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu horkacayey Xoghayaha Guud ee ururka Mudane Maxbuub Macallin. Madaxweynaha ayaa ...
wasiir-Faarax-Cade-Faarax1 (1)
DAAWO:-Wasiirka Arimaha Bulshada Ee Khaatumo Oo Moqdisho Lagu Soodhaweeyay
- Jun 19, 2015
Wasiirka wasaarada arimaha bulshada dawlad gobaleedka soomaaliyeed ee khaatumo state of soomaaliya farax cade faarax oo mudooyinkii udanbeeyey safaro shaqo ugu maqnaa dalal ay kamid yahiin Maraykanka iyo canada ayaa ...
7
Warbixin+SAWIRRO: Shirkada Golis oo Deeq ku wareejisay Jaamacada Nugaal
- Jun 18, 2015
Shirkada Isgaadhsiinta ee Golis faraceeda magaalda laascaanood ayaa deeq dhaqaale ugu deeqday Jaamacada Nugaal University ee magaalada Laascaanood . Deeqdan Dhaqaale oo ahayd 6000 oo dollar ayaa gudoomiyaha Shirkada Golis Sheekh ...

« Previous PageNext Page »