Xaflad qalin jabin oo ay soo agaasimeen macalimiinta wax ka dhigta dugsiga Tayada Aqooneed ee” New Forum Privite School” oo ku yaala gudaha magaalada Buuhoodle. Xafladani oo ahayd mid aad u qurux badan isla markaana loo qabtey 12Ardey oo yagu ku guuleystey maadadoodii amaba Course sadii ay markaasi baranayeen, Ugu…
Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda SCERDO ayaa ka mid noqday 30 qof oo ku guulaystay billadda dheemanka ah (Queen’s Diamond Jubilee Medal 2012) ee ay bixiso boqoradda Ingiriiska Queen Elezebeth II. Xaflad caawa lagu qabtay hoolka lagu magacaabo Howard Theatre ee ku yaala magaalada Edmonton ee dalka Canada xafladaas oo…
Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Gabay Uu tiriyey Abwaan Soomaaliyeed Kaas oo Aanu Qayb kamida Kasoo Qaadanay. Qaybtan Ayaa Waxaad moodaa Inay Ka Hadlayso Xaaladaha Ka Jira Deeganada SSC ee Maamulka Khaatumo State, Waxaana Sidoo Kale Marka la eego Ay ka hadlaysaa Dhibaatooyinka Lala daba Joogo Maamulka Khaatumo State. Waxaana…
khaatumo.com War saxaafadeed uu maanta ku qabtay Degamada Taariikhigaa ee Taleex Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Bulshadda ee Maamulka Khaatumo State ahna ku sii simaha Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada Mudane C/fataax Cismaan Dhalac ayaa waxa uu kaga hadlay xadhig maanta loogu gaystay gudaha Magaalada Laascaanood qaar kamid ah haweenka ku…
Waa Barnaamij aan ku eegayno Siyaasadda Maamulka Khaatumo.Barnaamijkan ayaa Waxaa ka Soo qayb qaatay Seddex qof oo ka Soo jeedda Degaanadda Khaatumo,ka qayb qayaatayaasha doodan ayaa ku kala fikir duwan sidda ay Socoto Siyaasadda Degaanadda Khaatumo. Cabdimalik Askar ayaa wuxuu qabaa in Maamulka Khaatumo loo samaysay in Xil lagaga raadsaddo…
(Laascaanood) Isu soo bax lagu muujiyey Taageerada Ay Shacabwaynaha Khaatumo u hayaan dawlada Qaran ee dalka Soomaaliya ayaa dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Isu soo baxan oo qayb ka ahaa kuwa is daba jooga oo dhacayey Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo State ee hurmuudka ka ah jiritaanka umada Soomaaliyeed…
Xafiis ay maamulka somaliland ee Beesha Isaaq ugu magac dareen laanta socdaalka ayaa laga furay gudaha magaaladda laascaanood iyadoo hawlaha uu qaban doono xafiiskan ay kamid tahay in lagu baadho dadka isticmaalaya wadda laascaanood ee u socda Gobolada waqooyi qaarkooda sida Burco ama Hargeysa. Laantan Ay samaysatay Maleeshiyada Beesha Isaaq…
Agaasimaha guud Wasaarada Arrimaha Bulshada Ee Maamulka Khaautumo State”Xasan Cali Aw-Yusuf” Oo Ka Jawaabay Baaq Cabasho Oo Ardayda Samatar Baxnaan School U Direen Maamulka . Malinimadii Shalay waxaa Baaq soo saaray Ardayda Schoolka Samatar Baxnaan, Baaqaas oo ay Ardaydu u direen Maamulkoda Khaatumo State iyaga oo Mamaulka Khaatumo uga cawday…
Khaatumo.com- Maamulka Siil-aanyo Ayaa Si Deg Deg Waxa Uu Kulan Malin Socdey Ula Qatay Golahiisa Wasiirada, waxaana lagaga hadlay sida arimo ay ugu muhiim sanaayeen Curyaaminta Shacabwaynaha Khaatumo State Himiladooda. Shir kusheegan ayaa waxaa diirada lagu saaray kana soo baxay in Ciidamada Maleeshiyaadba Jabahada SNM (Somali Land) Qasab loogu gayn…
Ummadda Khaatumo maal,naf,waqti iyo dedaal aan la soo koobi karin bay ku bixisay/ku bixisaa difaaca dadka,dalka,diinta,midnimada iyo madax-bannaanida Somalia. Tagto ummaddi hilmaantaa taagan iyo timaaddo midna uma toosto. Wixii aad tebayso amma waad ku teweshaa/doontaa amma waad taabataa/heshaa, waxaan u jeedaa ummaddii leh damiir iyo doonis way gaartaa rabitaan keeda.…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments