Home » Archives by category » News (Page 2)

Magaalada Bristol Oo Lacag Gaara Samaysatay (Sawiro)

Share This Post

Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska oo ah magaalada sideedaad ee dalkaas ugu dadka badan, ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday lacag cusub oo ay yeelan doonto taas oo ka dhaqan gali doonta magaaladaas dadka ku noolina si caadiya ay wax ugu iibsan doonaan. Magaaladani waxa ay laga bilaabo markii…

Fanaan caan ka ah dalka Germany oo si Live ah Wariye ugu soo garaacay

Share This Post

Fanaanka lagu magacaabo Paul Hartmut Würdig (Sido) oo u dhashay dalka Germany ayaa waxa uu Dadka hortiisa si Live ah ugu garaacay Wariye lagu magacaabo Dominik Heinzl oo u shaqeeya Tv-ga ORF ee dalka Austria. Kiiskaan oo Telefishinada Caalamka si aad ah looga daawanayay waxaa la arkay mar qura Fanaanka…

Daawo Caawa & Cawayska + Fanaanada Hibaaq Video

Share This Post

Abwaanada / Fanaanada, Qaran ee Qarnigan Hibaaq Maxamed oo eebe Kumanaystay hal abuurka & Dareenka Wadaniyeed oo Dhawaan Soo Saartay Heeso Siwayn Ula dhaceen Umada Soomaaliyeed Kagana Hadashay marxaladihii Dalku Soo Maray. Ayaa Soo Saartay Hees Cusub oo Ay Uqaaday Madaxwayne Xasan Sheekh Maxauud, Rayasal Wasaare C/ Faarax Shirdoon “Saacid”…

Horgalayaal Yaableh (Akhriso Magacyada)

Share This Post

Halkana ka aqriso magaciisa oo sadexan ,Horgalayaasha u shaqeeya SNMta magacyadooda Horgalayaashaasii taariikhada baal madow bey ka galayaan Akhiro seeg iyo aduunka oo ay magac xumo kaga tagayaan.horgalada dhamaantood ku wada jira baal madow taariikhdu qori doontaa.. Horgale mahad canbaashe cilmi oo isagu haystaa ciidaan marba shaadh loo kala badalo…

Fanaanimada C/wali Gaas oo laga daba dhacay (Dhegayso)

Share This Post

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ahaa Raisalwasaarihii Hore ee Somaliya ayaa Waraysi Siiyay Laanta Af Somaliga ee VOA-da Waxa uu ka sheekeeyay Taariikhdiisa iyo Heerkii uu Soo Maray markuu Shaqada Xafiiska Joogay wuxuu xusay inuu Fanka Somaliyeed aad u Jecelyahay Heesaha uu Xusha waxa ka mid ahaa Kuwa ay Qaadaan…

(Xog Culus) Wasiirada lamagacaabayo noocooda (Akhri)

Share This Post

Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ku dhawaaqo Xukumadiisa cusub. Warar aynu ka helnay Madaxtooyada ayaa xaqiijinaya in lasoo gaba gabeeyay kulamadii ugu danbeeyay ee ay madaxda dowlada ka lahaayeen soo dhisada xukumada cusub. Ra’isul Wasaaraha dowlada Dr Saacid Faarax,…

Dhaameel raac & horgalnimo maxaa Keena (Dhegayso)

Share This Post

Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo State. Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka , Barnaamijka todobaadkan waxaynu ku eegi doonaa Qormo aan Ugu Magacdarnay ” Maxaa…

News- Arday Turkiga Aaday Maxaad Kala socotaa ? (Dhegayso Waraysi)

Share This Post

Waxaa Shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Ka dhoofay Qayb kamida Ardayda Soomaaliyeed waxbarashada Jaamacadeed Ka Helay Dalka Turkiga. Waxayna Isugu Jiraan Aradayna Qayb Jaamacadaha Dalka Dhameeyay oo Doonaya inay sii kordhiyaan Aqoontooda & Sidoo kale Qaar Hada Bilaabaya Jaamacada . Axmed Sheek Yuusuf Guuled oo ah Madaxa Wafaafinta…

Maxaa kaaga Baxay Soo dhowayntii Garaad Cabdilaahi (Daawo)

Share This Post

Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe, Iyo Wafti uu hogaminayo ayaa maanta soo subaxnimadii soo gaadhey gudaha magaalada Buuhoodle. Waftigan uu hogaaminayo Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe, Ayaa ahaa kuwo in badan laga tabayey gudaha magaalada Buuhoodle Yadoo maantana subaxnimadii ay dhamaanba shacab weynaha ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle u diyaar…

(KHAJA) Condemns SNM Militia’s imprisonment and torture of dozens of civilians + Journalists in Lasanod

Share This Post

Khatumo Journalists Association (KHAJA) strongly condemns the illegal imprisonment and torture of three Journalists and dozens of women in Lasanod as part of the continued attack of the SNM Militia on Khatumo State. This comes after dozens of lasanod residents held a gathering last Tuesday to showcase and celebrate Federal Somalia’s new…