Home » Archives by category » Jaaliyadaha (Page 4)

Hamoogaan Xafalada Iyo Dabaaldega Khaatumo State ee dalka Switzerlan​d Ayna Kasoo Qaybgelidoonan Wasiiro Kasocda Dawlada Khaatumo.

Share This Post

Waxaa Laga Ogaysiinayaan Dhamaan Bulsha waynata Soomaaliyeed gaar ahaan dadawaynaha Khaatumo State in Laqaban doono xafladii dabaaldega Khaatumo State of Somalia. Waxaana Madashaasi Ka soo qaybgelaysa Wasiir ku xigeenka horumarinta arimaha bulshada ee dawlada goboleedka Khaatumo State.…

{Daawo Videos} Dr Cali Ciise Cabdi Oo Qudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Dalka Isutaga Imaradka Carabta.

Share This Post

Waxaa dhowaan Shir Balaadhan oo Bulshada Khaatumo State isugu yimaadeen Dalka Isutaga Imaradka Carabta ayna kusoo dhowaynayeen Wakhtiga uu hogaaminayay Dr. Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Gudiga Fulinta G10. Xafladan ayaa si waxaa kasoo qayb galay dhamaan Bulshada Khaatumo State ee ku dhaqan Dalka Isutaga Imaradka Carabta, waxaana uu u dhacay…

{Daawo+ Sawirada} Wacdarihii Jaaliyada Khaatumo ee dalka New Zealand ay Ku Waynaynayeen Dawladooda.

Share This Post

Xafladas oo siway loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaaladas hamilto ee dalka newzealand. Xafladaas oo ahayd tii abdid ka dhacday waddanka newzealand oo ay ka soo qayb galeen dhamaan jaliyadaha somaliyed ee newzealand hadaba waxaa xafladas qudbado aad u heer saresa ka soo jeediyay madax iyo walibo shacab somaliyed. Oday cali…

Ogaysiis: Shir Ay Yeelan Doonto Jaaliyada Khaatumo State Of Somalia Ee Columbus, Ohio

Share This Post

Waxaa Dhamaan lagu War gelinayaa Bulshawaynta Reer Khaatumo ee ku nool Columbus, Ohio iyo Hareereheeda inuu jiro shir, Shirkaas oo noqondoona mid aan isku waraysano wixii inoo qabsoomey iyo wixii inoo dhimanba, Waxaa kaloo hadii ilaaheey ka dhigo shirka xaga teleefoonka inakala soo qayb gelaya qaar ka mid Madaxda sare…

Ogeysiis: Shir Telefoon Lagaga Hadlayo Mashruuca Garoonka Diyaaradaha ee Taleex

Share This Post

Ogeysiis:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadaha Khaatumo State ee ku kala nool qaaradaha aduunka in hadii Allah idmo uu dhici doono shirweyne dhanka talefoonka ah. Shirkani waxuu ku saabsanyahay warbixino iyo dardar gelinta mashruuca garoonka Sayid Maxamed C. Xasan ee caasimada Taleex. Waxaa kasoo qaybgeli doona madax sare o ka…

Ogaysiis Dhamaan Jaaliyada Khaatumo Ee Uganda Kampala.

Share This Post

Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Khaatumo State Ee Dalka Unagda in maalinta Barito ah ay kusoo fool leeyihiin wafti Balaadhan oo Kakooban Golayaasha Dhaqanka Iyo Siyaasada Ee maamulka Khaatumo oo Uu hogaaminayo Madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje Biindhe. Hadaba Meelkasta oo aad ka joogto dalka Uganda fadlan ka qayb qaado soo…

Ogaysiis Shir Muhiim ah Jaaliyadda Columbus,Ohio ee Khaatumo State

Share This Post

Waxaa Dhamaan lagu War gelinayaa Bulshawaynta Reer Khaatumo ee ku nool Columbus, Ohio iyo Hareereheeda inuu jiro shir, Shirkaas oo noqondoona mid aan isku waraysano wixii inoo qabsoomey iyo wixii inoo dhimanba, Waxaa kaloo hadii ilaaheey ka dhigo shirka xaga teleefoonka inakala soo qayb gelaya qaar ka mid Madaxda sare…

OGAYSIIS: DOORASHADA GUDIDA JAALIYADDA KHAATUMO STATE OF SOMALIYA EEN HOLLAND

Share This Post

Amsterdam – Bismillahi Raxmani Raxiim wasalatu wassalamu calaa ashrifil anbiyaa’i wa mursaliin (scw). Waxaanu jecelnahay, haddii aanu nahay Gudida jaaliyada Khaatumo iyo dhalinyarada Khaatumo State Of Somalia ee Holland, inaanu ogaysiino dhamaan umadda sharafta leh ee u dhalatay gobolada ay ka koobantahay Khaatumo State Of Somalia inay dhici doonto doorasho…

Xaflad Jaaliyadda Kuwait u dhigtay wafdiga Khaatumo : S/Guuto Axmed Saleebaan Cabdalle iyo Dr. Cali Ciise Cabdi.(Sawiro)

Share This Post

Habeenimadii sabtidu soo gelaysay ee 14/04/2012 ayaa jaaliyadda dalka Kuwait ee Maamul Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya waxay xaflad u abaabushay wafdi Khaatumo ka socda oo soo gaaray Kuwait kana kooban S/Guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo xaaskiisu marwo Suuban Maxamed Siyaad Barre weheliso iyo Dr.Cali Ciise Cabdi, Guddoomiyaha Guddiga Fulinta {G10} ee…

{Top Video} Wacdarihii Kadhacay Xafladii Jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Italy.

Share This Post

Xaflad aad u balaadhan oo lagu taageerayo Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State of Somalia oo kadhacday Dalka Talyaaniga. Khaatumo State Online Codka Dawlada Khaatumo…

Page 4 of 512345