Home » Archives by category » Jaaliyadaha

Ogaysiis Shirka jaaliyada Khaatumo Ee Norway

Share This Post

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan jaaliyadda Khaatumo state ee dalka Norway inuu dhici doono shir ay jaaliyaddu isugu iman doonto maalinta sabtida ee bisha Oktober tahay 13.10.2012. Goobta uu shirka ka dhici doono waa poostada Grønland dabqa 3aad, magaalada Oslo. Shirka waxaa kaga soo qaybgeli doona dhanka teleefanka qaar ka mid…

Xogwaraysigii Jaaliyada Khaatumo ee Toronto (Daawo Sawirada)

Share This Post

Khaatumo Online Jaaliyadda Khaatumo state ee ku nool magaalada Toronto, ee Dalka Canada ayaa isugu soo baxday (Picnic) Oo kutaal Galbeedka magaaladaasi. ,iyadoo ay kasoo qaygaleen dadweyne tiro badan oo isugu jirar Rag, Haween, Dhalinyaro iyo caruur. Waxaana halkaas la keenay cuntooyin iyo macmacaan, Oo  kala  jaad jaad ah Siwayna loola…

Ogaysiis Muhiim ah Dhamaan jaaliyada Khaatumo Ee Nairobi Kenya.

Share This Post

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada khaatumo ee magaalada Nairobi in kulan balaadhan oo lagu sabootinayo madaxda khaatumo State oo in mudo ah safar ku joogay dalka Kenya lagu qaban doono Madina Moll maalinta barito 01:00 Duhurnimo xiliga afrika. Kulanka ayaa waxaa kazoo qayb galaya dhamaan masuuliyiinta maamulka khaatumo waxaana laga…

Ogaysiis:- Jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Canada.

Share This Post

Waxaa La Qaban Doonaa Shirweyne Muhiim Ah, Shirweynahan Oo Ay Qaban Doonaan Jaaliyada Khaatumo State Ee Magaalada Torronto, Shirkan Oo Laga Hadli Doono Laguna Soo Bandhigi Doono Wixii U Qabsoomay Jaaliyada Khaatumo Lixdii Bilood Ee Lasoo Dhaafey. Hadaba Waxaa Xogwaran Ka Dhiibi Doona Shirweynahan Jaaliyada Khaatumo State Ee Magaalada Torronto,…

Bayaan Jaaliyada Axmed Garaad Ee Wadanka UK Kasoo Baxay (Akhriso)

Share This Post

Waxaa taariikhdu markay ahayd 30-06-2012 shir isugu yimi Jaaliyada Axmed Garaad ee UK shirkaas oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee jaaliyada reer UK. Waxa si aada looga wadahadlay xaaladaha wadanki marayo iyo waxayaabaha udanbeeyay ee ka dhacayaya wadankii ,waxaa kaloo aad laysula lafaguray dhinaca nabadgelyada iy…

Ogaysiis Jaaliyada Khaatumo Ee Nairobi Shirka dhici Doona Nairobi Oo Ay kasooqayb Galayaan Madaxda Khaatumo(Ka sooqaybgal wacan)

Share This Post

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa shacab waynaha Reer khaatumo ee kudhaqan Dalka Kenya Caasimadiisa Nairobi Inay kasoo qayb galaan shir balaadhan oo kadhici doona Maalinta barito oo ah Sabti 30/62012 Hoolka Madiina mall oo ku yaala 12street kanasoo horjeedka eastleigh mall ee xaafada islii ee soomaalida Shirkan waxaa soo abaabulay jaaliayada…

BAAQ NABADEED OO AYDIRAYSO JAALIYADA KHAATUMO EE SWIZTRLAND

Share This Post

Waxaanu baaq nabadeed u diraynaa labada beelood ee walaalaha ah dirirtu ku dhex martay dagmada domco waxaanuleenahay allaah kacabsada marka uhoraysa. . waxaa wax aad looga xumaado ah in labo beelood oo walaalo ah ay dhex marto colaad sokooye waxaan ka codsanaynaa caaqilada labada beelood iyo wax garadka kale ee…

Ogaysiis: Shir Taleefan Oo Loogu Baaqayo Dhamaan Qurbajoogta Haweenka Khaatumo State Oo Dhicidoona Sabtida 6/26/2012

Share This Post

Dhamaan haweenka Qurbajoogta Khaatumo State waxaa lagu wargelinayaa inay kasoo qayb galaan shir taleefan oo loo qaban doono qurba joogta haweenka Khaatumo State. Shirkanoo dhici doona maalina a Sabtida 6/26/12. Macluumaadka shirka waxaad kala soo xidhiidhtaan gudida haweenka Jadaliyada Khaatumo State ee wadanka ama magaalada aad joogto. Shirkan oo haweenka…

Jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Uk oo Baaq Nabadeed Oo Deg deg ah Diraysa {Akhriso}

Share This Post

Anagoo ah jaaliyada khaatumo state ee UK waxaanu halkan baaqnabadeed uga diraynaa shaqaaqada kasoocusboonaatay degaanka Domco ee dawlad deegaanka somalida ee ethiopia. halkaas oo horayna aanu baaq kanlamida kasoosaarnay shaqaaqadaas oo dhexmartay laba beelood oo walaalo ah oo halkaas wada degah waxaanu leenahay arinta nabad halusoodabaalo dabka baxayana haladamiyo arintana…

Jaaliyada Göteborg Khaatumo oo guddi cusub samaystay {Akhriso}

Share This Post

Waxaa beryahaan ba ka soocday dadaal dheer oo loogu jiro sidii jaliyada göteborg ee wadanka Sweden ay u samaysan la hayeen gudii ama gole u adeega bulshada khatumo. sidaas daradeed waxaa sabtidii 2012.06.9 lagu yagleelay gudidaa jaliyada khatumo ee göteborg .kadiib markii latashifaradan lalasameeyay dhamaan qaybha bulshada . Waxaa lagu…

Page 1 of 512345