Caawa & Cawayska Shacabakada Codka Khaatumo Waxaynu Kusoo Qaadanaynaa Gabay Wadaniya Oo Abwaan Suusle Oo Turiyey, Una Qaaday Calanka Jamhuuriyadeena Soomaaliye. Waana Maalintii Munaasibada 1 Luulyo ee sanadkan aynu Ku Jirno Nala Daawo Gabaygan Wadaniga Ah. Khaatumo Online…
Hanbalyo Aroos Oo Loo Dirayo Mudane Cali Cabdi Garnayl & Marwo Nawaal saciid Axmed waxaana Hanbalyada Diraya Asxaabta Kala Ah. Hooyo faaisa Xaji Cabdalle Hooyo Cibado Maxamed Aadan Hooyo Sahra Xaaji Xussen Ubah Cabdi Garnayl Sahra Cabdi Garnayl Nimco Cabdi Garnayl Siciido Cabdi Garnayl Nasra Cabdi Garnayl Maxamed Cabdi Garnayl…
Bandhig cunto oo lagu qabtey magaalada Skien ee dalkaas Norway ayaa waxaa la sheegay in dadkii ka soo qeyb galay ay si aad iyo aad ah ay uga heleen dhadhanka iyo macaanka cuntada Soomaalida iyadoona halkaas saf loo soo galey cuntadaas Soomaalida. Bandhigan cuntada oo loo yaqaan Mersmak i Skien…
Waxaa Maalintii Shalay Si Rasmi Ah Looga Furay Deegaanka Ceegaag Ee Katirsan G/ Cayn xarun caafimaad oo loogu tala galay in lagu fuliyo adeegyada caafimaad ee ay ubaahanyihiin bulshada ku dhaqan deegaanka ceegaag ee katirsani G/ Cayn Waxaana degmada Ceegaag si rasmi ah looga dhamaystiray Xarun Mch ah oo loogu…
Saleebaan Ciise Axmed{ Cadow-toosiye}, ayaa ka degay Garoonka Gaakacyo ee maamulka Puntland. Saleebaan Cadowtoosiye, oo ay weheliyaan xubno aan weli magacyadooda la shaacin ayaa waxaa halkaas kaga hortagay xubno calooshood u shaqaystayaal ah oo u adeega maamulka Faroole, qaarkoodna ay basaasiin u yihiin. Waxaa la sheegay inuu markiiba u…
Xaaladda Caafimaad ee Cunug yar oo Da’diisu Tahay 9(Sagaal Sano) ayaa ah Mid liidata,waxa aan Maanta Gelinkii Hore tagey Deegaanka Goob oo ka tirsan Gobolka Cayn isla mar ahaantaana uu ku Suganyahay Cunug yari. Waxaan Ugu Horayn la Kulmay Aabaha Dhalay Cunugan io Hooyadii waxa ayna ii sheegeen in Cunugooda…
Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo saaka u fadhiisatay ku dhawaaqida Go’aanka Dacwada Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow ayaa ku go’aamisay Hal sano oo xadhig ah. Garsooraha Dacwada qaadayay Cismaan Fanax ayaa gabi ahaanba laalay qoddobadii Xeer ilaalintu ku soo Oogtay boqor Buurmadow ee kala ahaa qoddobadda Jabhada SNM u yaal…
Darwiish Tv (Buuhoodle) Iyadoo xalay Laga Baahiyey Tv ga Universal oo Ku Caanbaxay waadayadan danbaba dhibaatada iyo hagardaamada oo ladaba joogo Maamulka Khaatumo & Dhamaan jiritaanka shacabwayanaha deeganada Sool Sanaag iyo Cayn. Ayaa Maanta Waxaa siwayn Daroonkooda ugu dhiibtay Dhibaatada laxaadsatay ee Tvga universal uu kuhayo Shacabka Khaatumo Dhamaan Shacabwaynaha…
Tvga univesal oo ku caanbaxay tan iyo Markii lagu dhawaaqay Dhibaataynta iyo hagardaamada Maamulka Khaatumo State ayaa Caawa Fiidkii Soo daayey War Khaldan oo Aan islahayn. -Muxuu Ahaa Warkan Kabxay Tvga- Madaxwayne Axmed Karaash oo kamida Golaha Madaxtooyada Maamulka khaatumo State ayaa Dhawaan Kaqayb galay Shir Tell Confrence ah kaasi…
Darwiish Tv- Waxaana Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Habkii ay Galabta udhacaday Munaasibadii Qiimaha Lahayd ee Xafladii loo qabtay Ardayda labada qaybood ah ee ka qalin jebiyey dugsiga Machadka Alfurqaan ee magaalada Buuhoodle. Sidoo kalana waxaad kaga bogandoonta , Dareenka Ardayda , Qudbadii Madaxda Khaatumo , Waalidiinta , Cuqaasha, Ganacsatada iyo…
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterLeft Widget Zone
Go to Admin » Appearance » Widgets » and move a widget into FooterRight Widget Zone
© 2012, ↑ Khaatumo.com
Log in- Posts - Add New - Powered by WordPress - Designed by Gabfire Themes
Recent Comments