Uncategorized

muqdisho

Dowlada Soomaaliya oo mar kale shaacisay Xilliga uu Furmi doono Shirka Maamul u sameynta G/Dhexe

ShareIyadoo maalmihii dambe uu Khilaaf u dhexeeyay Maamulka Cadaado iyo Dhuusamareeb, ayaa waxaa soo afjarida Khilaafkaasi ku dhawaaqay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka Somaliya

Continue Reading »

Qeybta Uncategorized

1

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulamo gooni gooni ah la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada Maaliyada Wadamada Carabta(DAAWO SAWIRADA)

ShareWasiirka Maaliyadda ee DFS, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti), oo dalka Kuwait uga qayb galayay shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda wadamada Carabta, ayaa kulamo

Continue Reading »

Uncategorized Archives

itoo-243x300
Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Diiday in inay galaan Magaalada Cadaado Ciidamada Itoobiya iyo xaalada cadado oo kacsan
- Apr 9, 2015
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegaya in Maamulkaasi uu diiday soo galitaanka Ciidamo ka socda Howlgalka AMISOM gaar ahaan Dowladda Itoobiya in ...
shabab-kala-jeeda-300x188
DF oo lacago badan dul dhigtay Madaxyada Saraakiil katirsan Al-Shabaab (Akhriso Magacyada)
- Apr 9, 2015
Dowlada Soomaaliya ayaa lacago badan waxa ay dul dhigtay Madaxyada Hogaamiyaal sar sare oo katirsan Xarakada Al-Shabaab, waxa ayna Dowlada balan qaday in lacago badan siin doonto cidii keenta xogo ...
axmed-madoobe1
Siyaasiyiin Ku Sugan Gedo Oo Wada Hadal Hoose La Furay Maamulka Axmed Madoobe
- Apr 9, 2015
Warar hoose oo ay heshay Shabakada Khaatumo.com ayaa ku waramaya in siyaasiyiin ku sugan gobalka Gedo, magacna leh ay wada hadal hoose la fureen maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe. Siyaasiyiintaan ...
love2
Qofka Ma iloobo Marnaba Qalbiga uu Jaceylaaday (Fariin Dhadhaan Jaceyl leh )
- Apr 9, 2015
Marnaba maku fikireen fariin Nuucaan ah ayaad arkaysa Oo qalbigaaga taabanaysa balse way dhacday sidaasi waxaa yiri Saxafiyada qoraalka u daabacday Shabakadda taasi oo ay aad u taabatay fariintaan jaceyl ...
faroole
War naxdin leh : Xaaskii madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo lagu diley Garoowe
- Apr 9, 2015
wararka laga heelayo  magala madaxda Puntland  ee garawe  waxay sheegayaan in Xaaskii madaxweynihii hore ee Puntlan Cabdiraxmaan Faroole lagu diley Garoowe dilka ayaa waxa la sheegay in uu geeystay  wiil ...
muqdisho
Shacabka Muqdisho oo Saaka Cagtooda Maalaya “Maxaa Cusub “
- Apr 9, 2015
Waxaa saaka xiran qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada Makka Al-mukarraa, iyadoo shacab aad u badan ay saaka cagtooda maalayaan. Shacab badan iyo gaadiid ayaa loo diidan ...
shariif-sakiin
Ciidamada Ethiopia oo Dhoolatus Ka Sameeyey Baydhaba iyo Shariif Xasan oo Xidhay Calanka Ethiopia(DAAWO VIDEO)
- Mar 29, 2015
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo oo qeyb ka ah howlgalka Amisom, ayaa maanta halkaasi kusoo bandhigay dhoolatus milateri iyo qaabka difaaca hujuumka ugu yimaada Al-Shabaab. Halkan ka Daawo Video Shariif ...
SAM_4533
Saleebaan Gaal oo Qarsan Waayey Taageerada Siilaanyo & Beeshooda Bariga Burco
- Mar 29, 2015
Ninka ay isku Beesha Yihiin Siilaanyo ee Saleebaaan Gaal ayaa Fadeexad Qabyaalad ku dhisan ku dhaqmay Maalintii Shalay ka dib Markii uu Xildhibaanada somaliland u Diiday in ay Su,aalo dhagaha ...

« Previous PageNext Page »