Posted on October 26, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, W A R A R K A, XULASHADA WARKA
Waa Barnaamij Dheer oo soconaya Hal saac oo Qurbo Joogta Khaatumo State Of Soomaaliya Ay Tacsi Baroordiiq ah ugu Dirayaan Gaariddii Naxdinta lahayd ee ku timid Wariye Axmed Saakin oo Dablay Hubaysan ay ku dileen Magaaladda Lasanod. Shacbigga Qurbo joogta ee Reer Khaatumo Ayaa Dilkaas Waxay ku eedeeyeen Jabahadda SNM…
/
Continue reading →
Posted on October 26, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, W A R A R K A, XULASHADA WARKA
Mujaahid Xasan Jaamac oo ahaa dhaawacyadii naafadu ka soo gaadhey dagaalkii sool-joogto kana mid ahaa dhaawicii maxaabiista loo qaatey oo lug lagu gooyay hargaysa ayaa ururka Gargaar oo ah ka dhisan wadanka maraykanka soo gaadhsiiyay deeq lacageed. . Ururkan oo ah urur caawiya dadka agoomaha iyo naafada dhibaatadu ka soo…
/
Continue reading →
Posted on October 24, 2012 by khaatumo and saved under Uncategorized, W A R A R K A
Dugsi ku yaal dalka Hindiya ayaa galay buugga lagu qoro dhacdooyinka cajiibka ah ee adduunka (Guiness World Record), kadib markii lala yaabay baaxadda uu ku fadhiyo iyo tirada ardayda wax ka barta oo tiradooda lagu sheegay 40,000 arday, sidaas darteedna loo aqoonsaday iskuulka dugsiyada adduunka ugu baaxadda weyn. Dugsigan oo…
/
Continue reading →
Posted on October 23, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, W A R A R K A, XULASHADA WARKA
Hogaamiyahii Hore Ee Maamulkii SSC xaglotoosiye Ayaa Sirasmi ah Ula wareegey Xilkii Been Abuurka ahaa Ee Siilaanyo U Soo Magacabay. Goobta Uu Xilka Kula Wareegayey Oo Ka Muqdeen Dhow Horgale Oo Maamulka Ka Tirsan Ayaa Hadlo Kala Duwan looga Soo Jeediyey. Hadaba Horgalada Madasha Ka Had lay Ayaa Hadal Aan…
/
Continue reading →
Posted on October 23, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, W A R A R K A
Fanaanka lagu magacaabo Paul Hartmut Würdig (Sido) oo u dhashay dalka Germany ayaa waxa uu Dadka hortiisa si Live ah ugu garaacay Wariye lagu magacaabo Dominik Heinzl oo u shaqeeya Tv-ga ORF ee dalka Austria. Kiiskaan oo Telefishinada Caalamka si aad ah looga daawanayay waxaa la arkay mar qura Fanaanka…
/
Continue reading →
Posted on October 22, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, XULASHADA WARKA
Abwaanada / Fanaanada, Qaran ee Qarnigan Hibaaq Maxamed oo eebe Kumanaystay hal abuurka & Dareenka Wadaniyeed oo Dhawaan Soo Saartay Heeso Siwayn Ula dhaceen Umada Soomaaliyeed Kagana Hadashay marxaladihii Dalku Soo Maray. Ayaa Soo Saartay Hees Cusub oo Ay Uqaaday Madaxwayne Xasan Sheekh Maxauud, Rayasal Wasaare C/ Faarax Shirdoon “Saacid”…
/
Continue reading →
Posted on October 22, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, W A R A R K A
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ku dhawaaqo Xukumadiisa cusub. Warar aynu ka helnay Madaxtooyada ayaa xaqiijinaya in lasoo gaba gabeeyay kulamadii ugu danbeeyay ee ay madaxda dowlada ka lahaayeen soo dhisada xukumada cusub. Ra’isul Wasaaraha dowlada Dr Saacid Faarax,…
/
Continue reading →
Posted on October 22, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, W A R A R K A, XULASHADA WARKA
Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe, Iyo Wafti uu hogaminayo ayaa maanta soo subaxnimadii soo gaadhey gudaha magaalada Buuhoodle. Waftigan uu hogaaminayo Xurmadle Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe, Ayaa ahaa kuwo in badan laga tabayey gudaha magaalada Buuhoodle Yadoo maantana subaxnimadii ay dhamaanba shacab weynaha ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle u diyaar…
/
Continue reading →
Posted on October 11, 2012 by khaatumo and saved under Uncategorized, W A R A R K A, XULASHADA WARKA
Waa Barnaamij aan ku eegayno Siyaasadda Maamulka Khaatumo.Barnaamijkan ayaa Waxaa ka Soo qayb qaatay Seddex qof oo ka Soo jeedda Degaanadda Khaatumo,ka qayb qayaatayaasha doodan ayaa ku kala fikir duwan sidda ay Socoto Siyaasadda Degaanadda Khaatumo. Cabdimalik Askar ayaa wuxuu qabaa in Maamulka Khaatumo loo samaysay in Xil lagaga raadsaddo…
/
Continue reading →
Posted on October 11, 2012 by khaatumo and saved under slidernews, Uncategorized, W A R A R K A
(Laascaanood) Isu soo bax lagu muujiyey Taageerada Ay Shacabwaynaha Khaatumo u hayaan dawlada Qaran ee dalka Soomaaliya ayaa dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Isu soo baxan oo qayb ka ahaa kuwa is daba jooga oo dhacayey Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo State ee hurmuudka ka ah jiritaanka umada Soomaaliyeed…
/
Continue reading →
Recent Comments