Home » Entries posted by khaatumo

Sir culus qaabkii loo khaarijin lahaa xaglatoosiye(daawo video)

Share This Post

video sir ah oo la duubay xiliki uu dhacay shirqoolkii lagu khaarijinlahaa xaglatoosiye kaas oo sida ku cad video ah shirqool lasoo maeegay daawo video adaa yaabi doonee. Halkan riix ka daawo videoka…

Daawo Jaandheer Aan caadi ahayn oo Dhulka Boor ka kicisay iyo Jaaliyada Khaatumo ee Sweden (Video)

Share This Post

Jaaliyada Wadanka sweden ee Khaatumo ayaa xafladii sanadguurada 2aad ee khaatumo kusoo bandhigtay Ciyaaraha hidaha iyo Dhaqanka ee Laga Ciyaaro deegaanada Sool Sanaad iyo cayn dawasho wacan…

War Culus- Qalabka loo geeyay Radio Hargeysa, Oo Laga Qafeeyay Radio Muqdisho + Xogo kale

Share This Post

Warar Rasmiya oo Aanu Helayno ayaa Sheegaya dawlada china ay ugu deeqday radiomuqdisho codka jamhuuriyada somalia qalab casri ah oo radio fm masaafo aad u dheer laga dhagaysan karo iyo qalab ay ugu tala gashay tv ga qaranka somaliyeed ee SNTV. Qalabkaaas oo ahaa qalabcasri ah ayaa waxaa safiirka Soomalia…

Barnaamikii “Dhambaal Culus” Qodobo Xiiso leh Maanta kaga Bogo (Maqal)

Share This Post

Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo State. Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aanu ku falanqayndoono Siyaasada , Homarka & Dhaqanka , ayaanu maanta waxaanu ku eegi doonaa Maxaa Loo aasaasay Khaatumo, Ma in…

(SSC Radio) Baroor Diiqda Wariye Axmed Saakin iyo Dhaleecaynta Jabhadda SNM ((Dhegayso))

Share This Post

Waa Barnaamij Dheer oo soconaya Hal saac oo Qurbo Joogta Khaatumo State Of Soomaaliya Ay Tacsi Baroordiiq ah ugu Dirayaan Gaariddii Naxdinta lahayd ee ku timid Wariye Axmed Saakin oo Dablay Hubaysan ay ku dileen Magaaladda Lasanod. Shacbigga Qurbo joogta ee Reer Khaatumo Ayaa Dilkaas Waxay ku eedeeyeen Jabahadda SNM…

Mujaahid Deeq lasoo Gaadhsiiyey (Video)

Share This Post

Mujaahid Xasan Jaamac oo ahaa dhaawacyadii naafadu ka soo gaadhey dagaalkii sool-joogto kana mid ahaa dhaawicii maxaabiista loo qaatey oo lug lagu gooyay hargaysa ayaa ururka Gargaar oo ah ka dhisan wadanka maraykanka soo gaadhsiiyay deeq lacageed. . Ururkan oo ah urur caawiya dadka agoomaha iyo naafada dhibaatadu ka soo…

“Axmed” Geeri daadii Qalbigu ila Guhaadowye, (Gabay Qiiro Leh)

Share This Post

Khaatumo.com- Waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay Qiiro xambaarsan oo la tiriyey kadib Dilkii Arxandarada ahaa ee loo gaystay Weriye Axmed Saakin Faarax oo Maanta lagu aasay Magaalada laascanood. Axmed geeridaadii qalbigu ila guhaadowye Gacal kaa xanuunsde walow iilka lagu geyne Gacan kaa xaqdaranbaa haddaa guudka loo sudhaye Godka lagu…

Deg Deg- Gaari ay Saarnaayeen Dad Badan oo Shacab ah oo goordhaw Madfac ku habsaday

Share This Post

Wararka naga soo gaarayo Deegaanka Leego oo kuyaala Xadka Gobolada Bay iyo Sh/Hoose ayaa sheegaya in goordhaw Madfac habow ah uu ku habsaday gaari Caasi ah oo siday dad badan oo wadadaasi kusocdaalayay. Warkan oo soo baxay goordhaw ayaan si rasmi ah loo xaqiijin kirin sida ay wax u dhaceen…

Wariye Axmed Oo Lagu Aasay Laascanood

Share This Post

Waxaa Magaaladda Laascanood lagu aasay Alaha u Naxariistee Marxuum Wariye Axmed Faarax Sikiin oo ahaa wakiilka TV Universal ee Magaalada Laascaanood ee gobbolka Sool. Alle Ha u naxariistee Marxuumka ayaa xalay kooxo hubeysan waxa ay ku dileen magaalada Laascaanood ee gobbolka Sool ee maamulka Somaliland. Rag hubeysan oo aan heybtooda…

Dugsi Galay Buugga Dhacdooyinka Cajiibka ah ee Adduunka

Share This Post

Dugsi ku yaal dalka Hindiya ayaa galay buugga lagu qoro dhacdooyinka cajiibka ah ee adduunka (Guiness World Record), kadib markii lala yaabay baaxadda uu ku fadhiyo iyo tirada ardayda wax ka barta oo tiradooda lagu sheegay 40,000 arday, sidaas darteedna loo aqoonsaday iskuulka dugsiyada adduunka ugu baaxadda weyn. Dugsigan oo…

Page 1 of 92123Next ›Last »