Waxaa Magaalada Kalabaydh Xaflada Loogu Sameeyay ardadday wax kabarata Machadka ibunu Cabaas ee ku yaal Deegaanka kalabaydh ee G\sool Xafladaas ayaa waxa loo dhigay ardadda wax kabarata Guud ahaan machadka iyo laamihiisa waxa kale Oo munaasabadaas Lagu soo bandhigay Araday dhawaanahan Tartan Quraan akhiris ah uu dhamaaday waxaana Tartankan kaqayb…
Waxaa saaka barqadii si toosa ciidamada maamulka Khaatumo State ku wareejiyeen maxaabiistii laga haystey maamulka Hargeisa ee ku sugnaa magaalada Buuhoodle cuqaasha gobolka Cayn. Maxaabiistan oo ka koobneyd 4ruux wadartooda, Ayaa saaka si toosa looga sii qaadey madaxtooyada maamulka goboleedka Khaatumo State, Halkaasi oo ay ku sugnaayeen mudo dhan ilaa…
Mohamed Faarax oo ah 29-jir asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya hasa ahaatee u orda Briatain ayaa caawa mar kale ku guuleestay orodka 500-ee Mitir. Mo Farah ayaana kaalinta koowaad ka galay Orodka 5000-ee Mitir isagoo horey ugu ugu guuleestay Orodka 10,000 ee Mitir . Waxa uuna Caawa Mo Farah farqaha…
Munaasibad balaadhan oo si heer sara ah loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacdey mahcadka barshada diinta iyo afka carabiga ee xaaji cali abokor oo ku yaala magaalada ceegaag xafladan oo u jeed keedu ahaa bixinta natiijooyinkii sanad dugsiyeedka 2011-2012. . Mahcadkan oo ka kooban labo fasal iyo fasal…
Qaarkamaida Hablaha jaaliyada Sool Sanaag Iyo Cayn Ee Dagan magaalada Lister Oo Caawino Gaadh siiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood. Deeqd ay Soodireen Hablaha Jaaliyada sool sanaag iyo Cayn Ee dagan Magaalada lister ee Cariga ingiriiska ayaa waxaa gudoon Siiyeen isbitaalka Guud Ee magaalada Laascaanood.Bukaanda Kujira. iyadoo halkaasi ay goob…
Banaan baxbalaadhan Oo Looga soohorjeedo Gardarada qaawan ee ina faroole Iyo Ergayga qaramada bidoobay u xilsaartay soomaaliya ee haatan shaqadiisu noqotay inuu Taageero siiyo ina faroole banaanbaxan Oo ay soo qaban qaabiyeen ururada bulshada ee Jooga caasimada Taleex ayaa waxa ay dhaliilo ba an dusha oaga duureen ina faroole iyo…
Deeqdan Oo ay Soodireen Ururka dugsi ayaa waxa loo qaybiyay bukaanada Isbitaalka Laascaanood deeqdan Oo uruku gutalagalay inay ka faaiidaysataan Bukaanada kujira Isbitaalka laascaanood Oo ay kujiraan bukaano aan helikarin cuno ay kucunaan daawooyinka ayaa waxa ururku Gaadh siiyay raashin iyo lacag loogutalagay dhanka masaariifta. Deeqdan Oo ururka Dugsi ay…
Aradaddan qalinjabisay Oo tiradoodu oo ahayd 136″araday ee xaflada Loosameeyay aradan ka baxaysa markaska dacwada iyo hanuunita ee khadiija binti khuwayla” ayaa waxa ay tahay Difcadii lixaad ee kabaxda markaskan. Markasakan oo la aas aasay 2006. Aradadda haatan dhiagataa oo Tiradoodu Tahay 1226″araday waxa uuna mrkaskani ka kooban yahay laamo…
Recent Comments